Maamulka Degmada Afgooye ee Gobolka Sh.Hoose, ayaa ka hadley bananbaxa shaqo joojinta ah wuxuuna sheegey in isbaarooyinkii meesha yaaley la qaadey balse ey mar walba kusoo noqdaan.
Ku Xigeenka Degmada Afgooye ee dhinaca ammaaanka ayaa sheegay in inta badan ay qaadeen isbaarooyinkii yiilay Degmooyinka Gobolka Sh.Hoose.
Haldalka kasoo yeeraya maamulka degmada afgooye ayaa waxaad moodaa mid xaqiiqda ka fog waxaa ey warbaahinta u sheegeen marar badan in isbaarooyinkii meesha yiile la qaadey balse waxaa xaqiiqo ah marka lagu leeyahay isbaaraa la qaadey in ey micnaheeda tahay isbaro hor leh ayaa lasoo dhigey.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com
dadka digil la dhaho dagaal mee galaan halmar dhimada sii geesi nimo leh weliba sidii fuley camal kun jeer niyada haka dhimanina
walaalayaal marka hore wax isbaaro la qaadayo majiraan waxa la sameeyaa markii la arko dadkii dhulka lahaa dja lin yaradoo in ay soo gacayaan ayaa la sameeyee la leeyahay xiradiina sii gala inta dhalin yardaan laga qancinaayo lakiin waxaa hada soo socda dad aan maqleynin waa la qaadey isbaaro waayo waxbadan ayaa taasi dhacdey hada waxay taagan tahay dhulka ka bax hadii laga leexiyo isbaarada oo ay tagaan xirada dhulka aan degeenaha ku taalo waa looga daba tagayaa sidaasi ha ogaadaano waayo inta dadkii ay dileen ayey qor yihii ay ka qaateen ayaa wax isu racey aanan jirin wale lagama harin doorkiina waa uu soo socdaa suga digilow dadkii na biimaal wax la qeybsada ayan lagu fiirsanin dagaalka dhalin yaradan waxan leenahay digil iyo dir dhalin yaradooda in ay u istaagaan duulaankaan soo socda la gu qaadaay mooriyaanta dharka loo soo geliyey gacmaha ha lais qabsado ibaaradaan way dhamaaneysaa wabilaahi towfiiq
In caat isdifaacdo waa waajib
Comments are closed.