Warbaahinta Wadajir ayaa waxaa u suurtagashay inay waraysi gaar ah la yeelato madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxan madaxweynaha Soomaaliya uu ka hadlay arimo badan.
Wareysiga waxaa inoo qaaday Wariyeheena Muqdisho Maxamed Kaafi Sheekh Abuukar
Ugu horayn waxaan waydiinay xukuumadaan cusub ee la soodhisay waxay kaga duwanaan karto xukuumadii ka horaysay.?
Halkan ka dhegaysoWaraysi Madaxweynaha Soomaaliya