Haweenka Baydhabo ayaa shaley banaanbax ay ku taageerayaan Ansixinta Datuurka Cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ka dhigay Magaalada Baydhabo.
Banaanbaxaan ayaa waxaa soo agaasimay Ururka Haweenka K/galbeed oo iyagu muujinayay dareenkooda ku aadan Ansixinta Dastuurka Cusub ee Dowlad Goboleedka K/galbeed iyo guulaha is xig-xiga ee uu Shirka ku talaabsanayo.
Gudoomiyaha Ururka Haweenka Koonfur Galbeed Xaawo Sokorey ayaa iyadoo ku hadlaysa codka haweenka sheegtay inay aad u taageersan yihiin Ansixinta Dastuurka Cusub iyo guulaha uu ku talaabsanayo Shirweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Daafeet.Com
waaaw
Comments are closed.