Dhegayso…Gudoomiyaha Dhoobley”Hadaan Kenya ahayn yaa halkaan maanta joogi lahaa?”

0
39

dhooleeyBanaanbax uu qaban qaabiyay maamulka KMG ah ee Axmed Madoobe ayaa waxa uu ka dhacay magaalooyinka Kismaayo iyo Dhoobleey waxaana banaanbaxyadaasi lagu taageerayay in ciidamada Kenya ay sii joogaan halkaas.

Gudoomiyaha degmada Dhoobleey Xasan Maxamed Cabdulaahi ayaan wax ka waydiinay banaanbaxaan iyo Sabaabta ay u qabteen.
Waxana uu ku jawaabayXasan Maxamed Caabdulaahi Xasan

Ku dhegayso Moobilkaaga