Dhegayso..Maxauud Sayid Aaden oo ah Gudoomiyaha Gudiga Farsamada dhismaha Maamul Goboleedka K/Galbeed oo Wadajirradio uga waramay ansixinta Dastuurka.

0
53
siidioMaxauud Sayid Aaden oo ah Gudoomiyaha Gudiga Farsamada dhismaha Maamul Goboleedka K/Galbeed ayaa waxaan ka wareysanay arimo ay ka mid yihiin  ansaxinta Dastuurka ,xilliga uu dhacayo Doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenadiisa ,isagoona sheegay  dastuurka in ay ansaxiyeen Ergooyin gaaraya  787 xubnood dood dheer iyo falanqeyn badan ka dib ayaa waxaa ey u guda galeen xiligii aftida loo qaadi lahaa dastur waxaa si caqlab781 xubnood waxaa diidey 3 xubnood waxaana ka aamusey 3 xubnood.
 
Hadaba su,aasha ugu horeysa ee aan weydiiyey ayaa waxay ahayd,halka uu marayo shirka ka soconaya Magaalada Baydhabo,