Gudomiyaha degmada marka ayaa maanta waxaa uu u waramey warbaahinta waxaana uu sheegey in xaalada degmada marka ey tahay mid aad u wanaagsan wax dhibaatana eysan ka jirin amaankeedana la isku haleyn karo gudoomiyaha waxaa uu intaasi ku darey ineysan jirin wax wada shaqeyn ah oo ka dhaxeeya maamulkiisa iyo maamulka gobolka.
Gudoomiyaha kol uu ka hadlayey amaanka gobolka shabeelaha hoose intiisa kale waxaa uu sheegey in ey weli ka jiraan jid gooyo badan mar walbana dadka lagu waxyeeleeyo loona baahan yahay in wax laga qabto.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Gudomiyaha degmada marka Mobil
Daafeet.Com
Kkkkkkkkk haduusan la shaqeynin maamulka sare ee gobolka yuu la shaqaynayaa Waxan Waa siyaasad siyaasadana sal malahan marba dhan ayay ujanjeersataa yariisow iyo gudomiyaha gobolka Waa dad sxbo ah laakiin website ka daafeet Ayaa aad u jecel inuu buun buuniyo xumaanta gudomiyaha gobolka sababta waxay tahay naceeb qabiil oo uu ku nacaayo qabiil ka uu ka dhashay gudomiyaha biimaal iyo garre Waa dad ixtaaram ka dhaxweyo oona isjecel waligood dirir dhax marin hadalka yariisow wuu cadyahay wa sax hadii amni jirin qof nagtiisa ku qamaraayo ma jiro wana sax in aad naftada ilaal sato gobolka shabelada hoose Waa meel balaayo galeen ah ayay noqotay cadow fara badan joogo qof meeshaas nafteeda ku aamineeso ma jirto reer daafeet aad ayay u buun buuniyaan naceeb ka garre ayoo ku beer laxawsanaayo raxweynta baydhabo lakiin Waxan leeyahay dhaxda ayaad ka baxdeen gobolkana waxba kuma haysatan awooda gobolka Waa garre iyo biimaal dhanka kale eelaaydana waxba idin ma siyaan wasiir way idin diideen mida kale gudomiyaha gobolka madaxda ugu sareyso dowlada waxba Kama qaadi karto sababto ah meesha dheedheel kuma imaanin waxa kensaday dowlada ethopia ayaga jaceelkooda uu ku joogaa yaan lagu daalin afkana layska wasaqeynin hadii wax laga qaadi karo habargedir Ayaa wax ja qaadi lahayd halka mar uu kasoo horjeystay cabaadka ka baxay wa lawada arkay
Runta waa ku dhibee miyaa daafeet kan lohow comments ka wa tiree hadan udulqadan Karin hadal ka dadweynaha wax war ah hasoo gelin website yada kale comments ka wa free adiga lakiin waa jilcantahay howsha saxaafada ayaa kugu cusub hadan U bahanyahay inaan caayo mirifle haan aad difaceysid meeshan rabo ayan ku cayn karaa website yada laga becebyahay ayan ka ceyn karaa waxan ku sheega magaca noo daa daafeet digil aya leh Dhulkas buurhakabo U baxso webkada waxadna U furatay webka inad mirifle kaba qaad U noqotid magaca dadkena iyo Dhul keena noo dhaf aad buur iyo baydhabo anaga baahi uma qabno Eelaay digil aya nala dhahaa hodan ayan nahay
Looool run sheeg adiga ma hurudaa mise waa soo jeedaa websidkan maxaa ku caydey bal noo sheeg asaga miyaa ninka hadlaayo oo yiri gudoomiyaha gobolka xamar uu jiifaa alow somali astur waxa somali bur buriyey umadaan seef la boodka oo kale waaye siidiga aad difaaceysana haduu yahay nin fiican garihiisa uu wax u qaban lahaa nin asagaba wax qabsan waayey aa rabtaa adna inaad qabiil ku difaacdo oo aad lasoo shir tagtey ilaahey haku soo hideeyo biniaadan dhunsan aa tahay
Sxb madoobe difaacid macan qofka siyaasiga ah mucaarad wuu leeyahay wana la mucaaradi karaa waana la dhaaliili karaa lakiin website kan waxyaabo badan ayan ku arkay oo uu kaga been abuuranayo beesha garre hadi shaqsi is necebtihin siyasad ahan iska soo horjeediin beeshiisa ma caaynee ceeb ma ka tabinee taas makula saxantahay ninkan siidi ah magac garre kuma imaan group ayuu ku tiirsanyahay saas ayuu ku yimid dowlada dhan ayaaba ku dhisan mida wax tarka dowlada ayaaba Rabin qof wax tar leh oo dadka wax tara haday rabi lahayd fowziya lama tuureen guuled dhagajuun lama soo celiyeen iska garo xaalka siduu yahay xiliga la joogana qabiil wuuba dhamaday xiligii uu shaqaynayay mirifle wuu hurdayay runta hadii laysku sheego mirifle waxiisa copy iyo ku dayasho waaye mar hore laga rabay waxan hada ay la ordayan weligood kama hadlin aayaha shabelada hoose hada markay dan kasoo gashay ayay rabaan inu ku dhacan magaca digil iyo mirifle noocaas tuugsiga ku taqasusay caqli hadii la dhoho waan ka horeynaa ee tirida badnaanta ayay nagu gaadayan digil na maanta indhaha U shidan qiyaanada mirifle waa kaso horjeedaan
Yariisow hadal kiisa wan dhagaystay wana runtiisa amni daro ayay gobolka U imaan layihin madaxda ugu sareyso gobolka qof naftiisa god ku ridaayo malahan dhulkaas Dhul lagu socdaali Karo mahan wadada waa raf miino ayaa lagula beegsan karaa waxana cadeyn U ah imisa jeer ayuu ku dhawacmay Gudoomiyaha gobolka afgooye ilaa Marko meeshan hadaa dantada garan waysid cid naftada kuu ilaalineyso malahan madaxda baay iyo bakool ba xamar ayay buuxaan baydhabo aada laga Kari layahay shirka ka socda ka qeyb gala sababto ah qaraxyo ayaa ka dhaca iyo didal malaaqyada lagu beegsanayo dhibka meelkasta waa ka jiraa dowlada caga buuran kuma taagna is xag xagasgada hala daayo
Comments are closed.