Xaflad balaaran oo maanta lagu qabtey magalada baydhabo oo lagu soo dhaweynayey ansioxinta dastuurka uu yeelan doono maamulka koonfur galbeed somaliya ayaa waxaa maanta halkaasi ka hadley Malaaq Yacquub Deerow oo ka mid ah malaaqyada koonfur galbeed somaliya wuxuuna si kulul u cambaareeyey Tv qaranka, iyo xukuumda dowlada federlaaka oo uu ugu horeeyo madaxweynaha.
Tv Qaranka Ayaa lagu eedeeyey in uusan weligiis hal maalin uusan shirka baydhbo waxba kasoo deynin oo aanu rabin in shirkaasi mira dhalo, wuxuuna intaa raaciyey in tv qaran eysan laheyn hal koox ama hal beel balse uu ka dhaxeeyo dhamaan umada soomaliyeed meel walba oo ey ku nooshahay.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com