Gudoomiyaha gudiga isteerin comitiga ayaa ka hadley ishortaagii ey maanta sameeyeen ciidamada amison wuxuuna sheegey in ey qaadatey mudo sacad iyo bar ah ka dib kolkii ey bananbax xoogan kala kulmeen shacabka taageersan dowlad goboleedka koonfur galbeed maxamuud ayaa intaasi ku direy in hada shirkii uu caadi u socdo wax dhibatana eysan meesha ka jirin.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com
qofkaan riwaayad ayuu idin dhigoya beeshiisa jubooyinka qeybweyn ayey kaheleen hadana wuxuu rabaa in d/milif uuku mashquuliyo waxaan marna soconeynin macquulna eheen 3gobol oo marhore midowga afrika igad iyo beesha caalamka aqoonsatay anagana maamul kalaan kadhiseynaa war aaway caqligiina danta lagaleeyahay waa d/iyo milif yeeysan dhisan 3dooda gobol ee weligooda hais haaystan hana isdilaan waa aqoon daro war 3diina harta dhista aqoonsina hela kadibna wixii idinka maqan raadsada war waqtiga haiska lumina
guuleeysta guuleesta ilaahey garabkiina ha galee isfahma towfiiqda wixii ku jiro alah idn waafijo ha lais cafiyo cadwga yaan idnku farxin hala dadaalo
Comments are closed.