Gudoomiyaha degmada janaale Maxamed Idiris Cabdi Keeroow oo la hadley warbaahinta ayaa waxa uu sheegay inay maanta kooxo hubeysan ay soo weerareen gurigiiisa laakiin ciidamadii ilaalada u ahaa iskacaabiyeen.
Gudoomiyaha ayaa sheegay in seddex ruux oo iskugu jiray ciidankiisii iyo kooxihii hubeysnaa ay ku dhaawacmeen iska horimaadka waxaana xaaladu ay noqotay mid saacado kadib caadi kusoo laabatay.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
gudomiyaha degmada janaale Mobil
Daafeet.Com
DAAWO WARAYSI XIISA LEH
Comments are closed.