Malaaq Cali C/raxmaan Cali Shiino oo kamid odayaasha digil iyo mirifle oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in maanta ay bilaaban donaan khudbado ay jedinayaan musharixinta usu soo sharaxeysa dowlad goboleedka koonfur galbeed somaliya.
Malaaqa ayaa sheegey in Tirada musharaxiinta hada u taagan inay qabtaan hogaanka Maamulka Koonfurta Soomaaliya in ey g aarayaan ilaa 18-musharax inkastoo uu intaasi raaciyey in musharixiin kale ey maanta tegi doonan Magaalada Baydhabo.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com