Amiin oo sawir cajiib ah ka sameeyey Abaabulaha maamulka 3da Gobol

3
65

Amin_AmirFarshaxan weyn ee amiin caamir oo mar walba u dhuun duleela siyaasada somaliyeed ayaa waxaa uu maanta sawir cajaaib ah ka sameeyey Abaabn duulaha weyn ee shirka 3 gobol

shariif sakiin

3 COMMENTS

  1. Sharifka, weli wuxuu ku jiraa BEEC MUSHTARKII. Imaanka ka tagay, wuxuu leeyahay: BARAAKO MA GADAN KARO. Kan ILAAHAY UMMADA HAKA QABTO.

    Away hadalkiisa: DADKA MEESHA AY U BATAAN AYAAN RACAA. Muxuu ka socdaa Madaxweynaha: Hasaan Sheikh, oo raba in uu Burburo Shirka. Waa FASHILMEEN.

  2. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk lol walee ninkaan meesha waa ku hungoobay kuraas cidluu lahadlayaa war yaa ula taliya ninkaan oo yiraahda dadkaaga dhinac karaac Thx amiin Ishaad kariday

  3. kkkkkkkkkkkkk wayna dareemine dadka kii dhago daran dadaal iyi milaal dib u socod waa isaga wadaya ma dow baa mase wax loo dulqataa waa maya dalaalka ha layska qabo dhulkiina ayuu dalaal ka yahay tii somaliyeed waa soo dhameeyay konfurgalbeed ayuu iibin rabaa

Comments are closed.