Aqriso:- Daafeet Media oo heshey warqadii ey dowladu ku ogolaatey shirka ka socda baydhaba 2012 kii bishii december

3
85

xog1Aqristayaasha sharafta leh waxaan halklan hoose idinkugu soo gudbineynaa warqad dow dowlada federalka ku ogaalatey 2012 in shir maamul l oogu sameynaayo koonfur galbeed ey ku ogaalatey, balse suaasha la is weydinaya waxaa ey tahay maxey tahay sababta ey dowladu hada isku bedeshey maadaama ey markii horaba ogoleyd in shirkaas ey qabsadaan shacabka kasoo jeeda gobolada koonfur galbeed somali bal aqrista ka dibna afkaartiina ka bixiya.

Qoraalka-22-2

Qoraalka-22-1

 

Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. waad ku mahad santihiin warbaahinta daafeed aniga waxay ila tahay marka iga horeyso dowlad wax layirahdo meesha majoogta

  2. Daafeet.com isha baidoa iyo baidoa media waad mahadsantihiin howsha aad u heysiin dadkiina soomaaliyeed maalin ayaa taariikhda idin xusidoonta wada dadaalkiina guul guul.somali koonfur galbeed. Thanks daafeet.com.

Comments are closed.