Axmed Sheekh Cusmaan Suldaaniyo Xaaskiisa Xaawa Abiikar Maxamed Cali iyo dhamaan qoyska reer Suldaan,waxaa ey halkani tacsu uga diyarayaan geeridii ku timid marxuum Xaaji Cumar Cabdulle Yuusuf, oo ku geeriyooday magaalada Seattle ee dalka Mareykanka.
Waxaan ILAAHAY marxuumka uga baryayaa inuu Janadii Fardowsa ka waraabiyo, qabrigiisana waasac uga dhigo. Eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan inuu ILAAHAY Ka siiyo.
Aamiin.
Daafeet.Com