Bahda Daafeed Media iyo Afgoi Action Councel waxaa ey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii iyo qarabadii uu ka geeryoodey Alaha u naxariistee Abti Cumar Cabdulle Yusuf oo maalintii shaley ku geeryoodey magalada seatle washigton ee dalka mareykanka, maantana lagu aaski doono haduu alaha awooda leh ka raali noqdo waxaa kaloo tacsi taa la mid ah diraya.
1- Cali Siidi iyo caruurrtiis
2- Xaaji Abicar Cali iyo Xaajiya khadiija cabdulle
3- Yusuf Abicar
4- Farxiya Yusuf
5- Sheekh Nuur Abukar
6- Casha Abukar
7- Cumar Bikolo
8- Yasin Abicar
9- Najmo Cali
10- Sahra Dauud
11- Cabdi Qafaar
12- Axmed Osman
13- Barni Abikar
14- Abshir Cabdulle
15- Maryan Abicar
16- Amina Abikar
17- Axmade Ibrahin
18- Xabibo Guudle
19- C/qadir Maxamed Abow
Waxaana marxuumada illaah uga baryaynaa inuu janadii fardowzaka waraabiyo ehaladii iyo qaraabadii uu ka tegeyna samir iyo iimaan Illaah ka siiyo Aamiin Aamiin.
Inaa Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun.
Anigoo ku hadlaaya magaca reer Mohamed Abow Mayow waxaa tacsiyo u diraayaa dhamaan reer Cabdulle Yusuf, anigoo uga tacsiyeynaya geeridii Allah u naxariisto adeer Cumar Abdulle Yusuf.
Waxaan Illaaha subxaana qaadirka ah uga baryeynaa in uu qabrigiisa u waasiciyo, Janatul Fardowsana geeyo.
Ehelada oo dhan waxaan leeyahay Samir iyo iimaan!
Inaa Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun.
ilaahey ha u naxariisto qabrigiisa ilaahey waasac uga dhigo aamiin
Comments are closed.