VideoWadajirradio AtlantaWARARKA Daawo..Qaabkii ay u dhacday doorashadii Gudoomiyaha Caqalka Sare ee maamul goboleedka K/G. By admin - February 4, 2014 2 57 FacebookTwitter Daawo qaabkii ey u dhacdey gudoomiyaha aqalka sare ee koonfur galbeed somaliya taasi oo ku tuseysa biseylka democratinimo ee ay meesha kusoo bandhigeen odayaasha koonfur galbeed somaliya Share this:Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on LinkedIn (Opens in new window)Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Tumblr (Opens in new window)Click to share on WhatsApp (Opens in new window)
maashaa allaahu guul guul iyo xamballiyo shacabweenaha konfurgalbeed somaaliyadhamaantooda melwalba ee kajoogan adunida dalka iyo dibadaba waxaa ku ladardaarimeeyaa enay iyaga dhaxdooda isku mashguulin ee iska eegaan codoogooda oo udiidan hormarka iyo nolosha shacabka konfurgalbeedsomaliya ? walaaliyaal gacamaha an isgabsano oo an iskadhicino muuriyaanta shaatiga dowlada fadaralka ugajiro oo shacabka baabicinaayo manaxiyaasha dowlad fadaraalka mugdisho XOGAminaayo Hasan sheekh maxamuud xadhaco
Aniga waxaan u arkaa dhibaato kale oo soo korartey siyaasada Somalia markii oday dhaqameedyadii ay noqdeen siyaasiyiin, gadaal ayaan loo noqdey. dhaqanku ma ahayn iney senators noqdaan. Wax kastaa inaan u sacabo tuno oo beri aanu ka shaleyno waala soo arkey, tana waa la mid. Xasan Shure weligiis reer baadiye ayuu ahaa, kuwii warlords Sheekh Adam Madoobe iyo Xaabsade, afaraale, saransoor, sharif Xasan ayaan kaxeys la’ nahay odayaal maad senators nooga dhigteen. Qaran Dumay, Qoom haligmey iyo Qiyaano waan ka qeylinay

Comments are closed.