Qaar kamid ah dadka kunool magaalada Muqdisho ayaa maanta goobaha la iskugu yimaado si weyn u hadal hayey Madaafiic habeenkii labaad kusoo hoobanaysa magaalada Muqdisho iyo qaraxyo iyo weeraro wada socday, waxaana sidoo kale dadku la yaabanaayen hadal ka soo yeeray Taliyaha Booliska oo uu ku sheegay madaaficcdii xalay inay ahaayeen kuwo Feeg ah.
Inta badan magaalada Muqdisho ayaa saaka ka duwan sidii hore waxaana dadka ay ku sifeeyeen wixii xalay dhacay in habeenada soo socdana ay dhici karaan madaama xalay iyo habeen hore magaaladu ay ka dheceen cidina loo qaban.
Dadka reer Muqdisho ayaa waxay quudaraynayaan inay dawladu wax ka qabato madaafiicdan magaalada ku soo daadanaya hadii kalena ay ummaddu ka horwareegeen si loo helo maamul wax ka qabta dhibta taagan.
Qaar ka mid ah dadkii aan la kunay ayaa sidan yiriUnknown Album