Dhegayso..Shir looga soo horjeedo maamul u samaynta Labada Shabeele oo Muqdisho ka dhacay

17
241

dalxaKulan balaaran oo ay ka qayb galeen Xildhibaano,Siyaasiyiin,Odayaal dhaqan iyo waxgarad ka soo jeeda gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxa uu maanta ka dhacay magaalada Muqdisho.

Kulankan oo u jeedkiisu ahaa sidii loo muujin lahaa in dadka dega gobolka Shabeelaha hoose ayan marnaba raali ka ahayn kana noqon doonin in ay maamul la dhistaan gobolka Shabeelaha dhexe.

Shalay ayay ahayd markii kulan ay ka qaybgaleen  Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya , Gudoomiyaasha Gobolada Sh/Hoose iyo Sh,Dhaxe , Odayaal dhaqmeed iyo Siyaasiyiin ay ku shaaciyeen inay maamul u samayndoonaan labada shabeele.

Ma ahan markii ugu horaysay ee beesha Hawiye ay Muqdisho ku qabato kulan ay ku doonayso inay ku xalaalaysato Boobka ay haatan ku joogto gudaha gobolka

dalxa1

Halkan ka dhegayso wariyeheena oo ku sugan goobta shirkaUnknown Album

17 COMMENTS

  1. Milkiilaha webka intan Waan aragnay ee inta noosoo daa awaay prf Dhalxa oo dhaxda uga jiro cumar finish iyo dhaga juun Mise reer daafeet caayda uma ogolid waxii xun reer qoryooley Ayaa leh miyaa aaway malaqyada reer Afgooye aan aragnay sawiradoda ayaagoo shirka horboodayo sidey wax u wada dhaceen noogu soo gudbi AMA iska dhaaf kaliga website ma lihid wax kasta wan ka dheregsanahay run iyo been waxay ahaataba shabelada hoose danteeda ayada taqaan waxay reer shabelada hoose raali ka ahayn CID sanka gelin karta malahan wala muqdisho sanka gelin Karin wala baydhabo ayan sanka gelin Karin shabelada hoose xafado dad iska magacowdan mahan gooni isku tageedana wa muqadas wan Gogol lala dhigta lala xaajoodaa viva shabelada hoose hanoolato

  2. asc marka hore runsheege waxaan kuu sheegi lahaa shabeelaha hoose dad maha ee waa dhul dadkii iska lahaa ayaana dhisanaayo DM iyo biyamaal dad sedex qof ahna wax ma dhisi karaan dowladeenuna waa k/g oo lix gobol ah
    finishna waxba kuma laha meeshaas jareerka garaha ah ee hawiye ayuu sheegtaaye ha raaco

  3. Asc bro runsheege horta yey ka hoos bixin shanta calema ayaad iska rabta inad iska af lagadeyso moye wax kale ma aha bro dalxa HINTIRE waye marka shanta calemo iska ilaw xumanta aad la rabto

  4. Marka ugu horeeyso afkada edeb U yeel garre haduu jareer noqday ee waliba caan ku eh shaleediis bilisow dadka Marko degan jileec miyaa jareer hadii la dhoho wala yaqaan cida ay ka buuxaan mida kale biimaal meesha maxa U yaalo ma ayaga ka hadli karaa gobolka mise beenta Somaliland iyo dir usoo sheegtay run moodaan meeshan digil ayaa leh wala bimaal iyo mirifle ayan wax laga weydineynin shabelada hoose ninka aad ku tilmaamtay jareer suu kaga qurux badan yahay ma ujeeda horta yerisow wafow sey U egyihina maso fiirisay doonfaar lasoo cadabay ayay U egyihin aad ayan uga xumahay inad jereer dad ku ceyso wa dad ka sharaf badan xoogoda cuno dadna dhacin isbarana ay U oolin tuulada no 50 jareer ilah ayaa qalqay qashin baatahay oo tolkiisa inkiraayo shey direed ayaad ahayd hada ma bilowday ina wax ka sheegto tolkada oo jareer weyne ah Dhulka digil ayaa leh maxa isku qoree Adi garre na digil ayu ku jiraa Sakiin laq shabelada hoose digil aya U talinaayo bimaal bacaad ayuu qoor sigaaro ku hayaa ninka caysayna markay habargedir xabad dabada ka gelisay tuulada xun no 50 ka gubtay ku bursatay ninka ka celiyay waye oo dowlada kaga dalbay ciidamo nabad ilalin idin sameya ku dalbay waye abaal ka uu galay caay miya ugu bedeshay adigo sacadan baraawe al-shabab xero qaxooti kaga furi lahayd

  5. waraa run sheeg gare shabeelaha hoose waxoo ku yahay marti inoo marti yahay maxaa cadeenaayo rufiyaan nimo daba dhilif nimo oo habargidir u haayo gare hadoo dhulkaas wax ku leeyahay dadka haka mid noqdo biimaalna waa dad gob ah digilka kalena waxaa duleeyay waa gare gare ma hadli karyaa horta nin gare

  6. kuwii 20sano isdilayey oo boobka aan weli kadhamanin ayaa hadana layiri federal oo micnihiisu ah dagaal cusub haleysku qaado walle arintan masahlana waxaana hada bilaawday qofkii xoog leh aa xaaja utooseyso kuwii dhulka ayaga iska lahaa oo aan hubesnen waa udhamatay sida xamar oo reer xamarka iskaleh iyo reer mataan markana biimal iyo 12ka koofi baraawana reer barawo iyo tuni afgooye begedi iyo geledi jowhar shiidle kismayo bajun carab somali shiiqal gaaljecel iyo jareerwayn

  7. Run ssheeg siidii aniga ayaa kaaga aqoon badan waxoo wax ku bartay sudan jaamcad aafriiqiya ee ku taala khartoum waxaana nasiib daro ah garre oo dhan oo isku raacay iney habargidir wahel ka dhigtaan garre waa dad digil ah mana rabaan ineey dantooda ka taliyaan anaga mar hore aan habargidir buri karnay lakin markiihabar gidir lala diriro garre ayaa la jira maxee ku dhacday taas hada waxaa la qaadi doonaa talaabo ka dhan ah habargidir&waxii lasoo jira sxb anaga nin 9bilood ku dhashay dhulkeega ma iigu talin doono sheekadii hore weey dhamaatay waxaan sugi la nahay maamulka 6da gobol inta laga dhisaayo

  8. asc waxaan idin weydiinaa web ma web la usku caayo miyaa waa web comment lagu sameeyo oo laysku dhaafsado aragtida

  9. Moooge hadii aad siidi iiga aqoon badantahay kama been sheegteen waxa tiri ifriiq calami ayuu kaso baxay taas wa kugu been background ka siidi iweydii hadan aqoon u lahayn waxu kaso baxay umu durman university ka gudub walal eeda garre kaliya malahan digil dhan Ayaa leh waxana digil curyaamiyay wa mirifle oo isku dira mirifle waxuu faquuqaa garre oo uu ka ilaaliya inay madax noqdan digilka kale wa iska af gaban yihin inta badan ma hadlan qofka kashifo dhagarta mirifle wa garre markii hadii uu ku xesdo kii aad walalka ka dhigatay asna cadowgiisa Ayaa la saaxibaa hadii mirifle waxa uu ka dhaxwado digil deyn wayo AMA wax laga qaban Wayo digilow god ayan ku dhaceena mirifle aan iska qabano digilow anaga dhaxdena wan hashiineynaaye ee waxba naga halabi maaye

  10. horta waan ka xumahay sida loogu qayilay reer mirifle maxaa yeelay digil adigaa iska fogeeyey oo dayacday 1996 waxaad soo xureysay bay iyo bakool dhulka digilna wax culeys ah wuu kugu hayn waayey tasina waxey cadeyneysaa in aad isku jinsi aheyn ee aad deris un tihiin intaasna lagu haayi dhibaato nooc waliba leh,
    ugu danbeyntii sanadkaan meeqa dulaan ayaa lagu soo qaaday maxaad gargaar ugu fidiseen takuleen ciidan daawo iyo gargaar biniadan nimo intaba marka ha sheeganina gobolka iyo degaankaba, hawiye ha isaga darsade maxaa yeelay lix gobol ayaad ku haysaa kan kugu sokeyana iyo dadkiisaba waad yastaan oo waxaad kasoo qadaan 0.5 saxiib gamuuntaan faraha waa ka baxday ciidan itoobiyaana waalagu soo kor dejiyey micnaha dhufeys ayaa lagaaga dhigtay sheekada waxey u egtahay bay iyo bakool sidaan arkayo.inta kalana hawiye iyo darood,kkkkkkk

  11. Runsheeg comment kaaga hada ayaan arkay sxb horta aniga been kama sheegin ninkaas khartoum inuu wax ku bartay aniga markaan khartoum tagi jiray siidii waxoo ka mid ahaa dadka aniga igu soo dhaweeyay meeshaas xiligaane waxee aheyd 2013 waxoo ninkaasi ahaa nin aad u jecel qadiyada aw digil dhailinyada reer aaw digil ninka ugu firfircoon oo ahaa marka runta la sheego lakin hadaaba la yaabanahay ninkaan oo is badalay oo cadawga nagu soo duulay la ah sxb

  12. run sheeg sxb aniga qadiyad mirifle ka ma aan hadlin ee digil maxaa u dan ah mirifle asigaaba is heestee horaa waxaa loo yiri nimaan oorta kuu fureyn yuusan kuu rarin aniga waxaan qabaa digil si gaar ah ha u tashto ileen waxa leesku haysto oo somaliya oo dhan isku haysato waa dulkaaga

  13. Sax waaye bro mooge siidi xiligaas waxuu ah qof aad ay ugu weyn tahay qadiyada aw digil ilaa markii loo dhibay xilka gobolka waagii Sudan waxuu isku keeni jiray Dhalinyarada aw digil nin waxuu ahaa hormuud neeftana ku xeri jiray nimanka hawiye bro marka uu Somali yimid xilka gobolka loo dhiibay aniga Waxan ka mid aha ragii lasocday ee gobolka latagay balse Markan nimid gobol kii Waxan aragnay niman digil ah xabad Nagu ridaayo hormuud ka ah dagal nalagu soo qaday degmada qoryooley anagoo ku sugan Markan ku jabnay dagaalkii oo aan dib ugu soo labanay Afgooye waxa nagala gooyay gaari biiteem ah oo nin bimaal dareebal ka ahaa gaarigii ayuu waxuu u geeyay nuuriyo Cali faarax oo habargedir ah waxu ka siistay 12 milyan shilling Somali dadaal dheer ka dib waxa lagu guuleystay qoriga biteemka inan helno Waxan la kulanay dadka deegan ka oo indha aan ahayn habargedir indho kale lahayn Markad istirahdid wax hormar samee dad digil ah Ayaa dhabarka kaa tooganaayo Allah u naxriiste gadomiyaha degmada Afgooye ee ahaa reer bululow ee geesiga ahaa yaa dilay Maxase loo dilay dilkiisa waxa lagu tuhmayaa inay ku lug lahayeen dad digil ah haba ladhehee habargedir Ayaa dishay sidii waxyaabo badan marku arkay uuna arkay inaysan dad joogin gobolka dad wax iska dhicin kara AMA towfiq leh qadiyad leh marku wayay ayuu waxuu bilaabay inuu danahiisa fiirsado naftiisa sidey ku badbaadi lahayd inuu falkeeda galo waayo dadkan kiiska iska waalayo ee baydhabo jooga hadii lagu baa biyo kuuma soo gurmanayaan dad wax iska celinkarana majoogan gobolka meel cidla ku dhimo wa laga fiicanyahay niman hada ka hor jidka u galay siidi marku gaariga la gafoomi jiray ya la socday dad digil ah la socday nimankas rabay inan ka taqalusan asiga hadii dadkada kugu xumado ma ceeb baa inad naftada badbaadsato

Comments are closed.