Dhegeyso:- Damiir laawe Cabdulkaadir siidi iyo waxa uu ku hadlaayo

32
181

siidiwaxaa shaley gelinkii dambe magalada muqdisho ka dhacay kulan ey soo abaabuleen kooxo ku jira riyo kulankaas oo ahaa sidi maamul loogu sameyn lahaa gobolka shabeelaha hoose iyo gobolka shabeelaha dhexe kulan oo uu hor boodayey damiir laawe cabdulkadir siidi bal nala dhegeysta waxa uu halkaasi ka sheegey.

Daafeet.Com

32 COMMENTS

  1. scw salaan kadib hadaan kahadlo arakti deyda ku aadan shakhsigaan waxaa lagu yaqanaa oo ku sifoobay daba,dhilif dhuuni,raac iyo damiir,laabe sidaa darteed nin aad taqaanid yaa tahay lama,yiraahdee kani waa waxba,yahow ee warkiisa naga daaya.
    6 daan gobol ee goofur galbeed hadii alaha idmo waa ladhisayaa kanaxow jab kufarxow noolow.
    wabilaahi towfiiq

    • NINKAN IN LAHGA HADLO AMA LA QIIMEYO MA AHAN WANA QALAD IN LA SHEG SHEGA SABABTOO AH WAX UU YAHAY IYO MAMUL UU KA TIRSAN YAHAY AMA JAGO UU HAYO AYAN JIRIN DAAFET.COM HAKA FIIRSATO TITTLE KA AY SIINEYAAN SHAQSIGA. MIDA XIGTAA KOONFUR GALBED DADKI LAHA BA DHISTAY BAL AN ARAGNO HADDII DIGIL, MIRIFLE, DIR, RAXA WEYN,TUNI JARERWEYNE, BIIMAAL, SHEKHAL LA ORAN KARAYO DHULKA MA LIHIDIIN MANA DHISAN KARTAN MAMUL,

  2. garre assal ahaan waa hawiye oo ku dhex milmay digilka,marka weligiisa ayuu hawiye u hiilinaayay ilaa boos ka siiyay maamulka sh hoose, horaa loo ogaa laakin wa riyo maalmeed uu ku jro

      • Nacas baatahay Garre gobolka hal degmo uu sitoos ah u dago malaha daba dhilifnimada hawiyo m3eshaan kama siisicon doont. Degma kadtana dadkeedaa leh adiga awalba duur joog ayaad aheyd duurkaaga ku laasbo.
        DAAFEED:Shanta Caleemo
        AFGOOYE :Galadi
        Awdheegle : Bagadi
        Qoryooleey : Jiido
        Baraawe : Tunni
        Kurtunwaareey : Tunni/ Jiido
        Sablaale : Tunni / Jiido
        Adigajaajil garroow meel kadoo gal sidasn magaca Shabaab kuugulaaynay ayaa hadana laguu edbinaaaaaa.

        • Afgooye ninka labaxey iga gaarsiyaa… sxb si fiican baad u qeeybisey degmooyinka gobolak waxana ka muuqata in garre waxaba ka deganeyn gobolka hadaba lasoco inuu xukunka kuu hayo garre asigiin wax ka deganeyn RAG RAG DHALEY SO LAMA DHIHIKARO

  3. hadaan fikirkeyga ka dhiibto ninkani waa damiir laawe oo aan dadkiisa aqoonin oo caado qaato ah ootuugna ah aniga mar hore ayaan aqoon ulahaa lacag ayaana daran insha sha allaahu 6 gobolna wey dhismee nin kan shariif sakiin allaha kaqabto DM

  4. Ninkaani Wuxuu Kujiraa Riyo Aad moodid Tii,ugu Danbeysey awalba Wuxuu Ahaa adeege U Adeegi Jirey Indhacadey IWM.

  5. yassin abikaar ninkaan oo digil aha oo qaldaan waad soo saraay sii dadkaa ay u arkaan bublishitaaka oo digil iyo hawiya nimankaa 3 gobalna ma soo sartiid bublishitaka u ma ogalidid yassinow qabyalada naga daa walalow mardambaa nin digil aha oo qaldan ha noo soo sarin walalow

  6. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk naclaa kuga taal dheh Abdiqadir waa caada qaata waay lkin maba na matalo hadaanagay reer shabeelada hoose

  7. Adeerayaal qabiil inaad wax ku xalisaan haddii aad dooneysaa, kanba waa idinku qabiil, aniga oo DM ah waxaan qabaa in deegaanka xalkiisa uu ka sahlan yahay kan qabiilka, berito aniga iyo kan kale oo igu qabiilka ah ayaa kala tageyna. marka yaan Siidi la aflagaadeen, waxii RRA sameysey, sadbuursigii DM sameeyeen waa taariikh qoran oo qofna hilmaami karin, qabiil waxii ku dhismaa meel ma gaaraan ee deegaan wax ha lagu dhisto duulduulka inaan iska deyno waan is naqaanaaye

  8. ASC WALAALA YAAL HORTA AFLAGAADADA WAA CEEB QOF WALBANA SIYAASADIISA SIDUU U FAHMAY AYU USOO BANDHIGAA MAXAA LAGA RABAA GADOOMIYAHA RUNTA AYUU SHEEGAY WAAYO SHARIIF SAKIIN 3DAX GOBOL AYU LEEHAY KUWAKALE 6 KUWANA BY IYO BAKOOL BES A.QAADIR SIIDI HADUU DADKA UU MADAXDA UYAHAY DIGIL FIKRAD UKEENAY WAA OK ILEEN SHABEELADA HOOSE BAYDHABA MABA RAACI KARTO DIGIL IYO DAAMANA WAYBA ISLA DEGAAN ABDIKAADIR SIIDI WAAN TAAGEERSANAHAY NIN WALBOOW RA YIGAAGA KA DHIIBO XANAAQA HALISKA DAAYO WAA SIYAASAD QOFNA YAAN LA CAYNIN MAHADSANIDIIN

    • Caqligaan ayaa kuwada jiro Garre wlh war mawaxaa siyaasad ah Cadawgii shalay kugu dul musharaxayay oo ku haystay in aad maanta igusoo hogaamiso adigoo waan dhalanaya i dhaheeso midaas xabad ayaan ka xigaa mida kale xayawanimo aad u fog ayaa idinku jirto ee iska saara Aniga Daamo la sheegayo degmay ka degto Shabeelaha Hoose iisheeg waakaasi Damaha afarta xabo joogta Digil ayay la nool yihiin ma maantay dad noqonayaan iyagoo Hawiye igusoo hogaaminaya

  9. as dhamaan dad yoowga DM wexey ka jiifteen in eey iska qabtaan cawadgadhexdooda ku jiro waana in leyska qabtaan kan kama turjimi karo GARA oo dhan garana kuma raacsano ee mid kasto runta hala tusiyo asaga iyo waxa asaga la mid ah ee gobolka u dhashay waana mahadsan tihiin

  10. sidii waxaan leeyahay afkaaga ogoow waxa kabaxaayo shabeelaha hoose adiga malihid kaligaa waana lagaaga awood badan yahay

  11. Ninka webbkan leh wa mirifle ku qaraabto degaanka digil ee daafeet maalin walba caayda digil ayuu soo bandhigaa lakiin mirifle oo ceebtiisa meelaha yaaceeso wuu iska indha tiraa waxuu kaso shidaal qaataa website yada mirifle baydhabomedia iyo baydhabonews iyo ishabaydhabo muu iska furto asna buurhakabonews Marku degaanka awdigil ku qarabanayo Dhulka digil ee aad dhici jirten mardanbe ha sugin marka digil niigu fahneen dibin daabyadad ku wadeen medeiaha laga caaynaa miyaa miriflow wan idin oganay adinka iyo in adan waxba niskee dhamin lakiin ogada hadi xuquuq deena an ka heleno ayaga ayan wax ku darsaneynaa anagana dhulkena U tashaneyno viva digil viva shabelada hoose sakiin laqa mirifle iyo jareerta dir ee bimaal Shey direed

  12. DM intii uu 6 gobol ku mashquulsanaa ayaa Shabeelaha Hoose laga hoos bixiyey, waxaa la yiri “Wax badso wax beel beey leedahay”. DM waxaa Dowlada Federalka iyo beesha caalamku u ogolaayeen ineey dhistaan 3 gobol, hadda xaaladdu waxay mareysaa Bay iyo Bakool ha lagu mintido.

  13. Ibraahim afgooye hadii siidi looga awood badabyahay ok cida uga awooda badan ee noo haysid maa banaanka noo keentid habargedir hanaga celisee maxa guryaha ugu kaayeysaa mise wa liska hadlaa wadaa mise booto afka laga dhahay lee wadaa wax tar itus sidii qabiilka uu ka dhashay aqoon ayaa kugu laaban waa dadkii habargedir caaharka U dhigay DSA Adi maa aas aastay canug muluq ayaa tahay canbaha iska cun siyaasad wax kama ogidee adigoo abayashada webiga biyaha laga gadayay gabadha quruxda badana xoog looga aroosayay beesha siidi waa kuwa dhiidhiyay ee qoriga qaatay dhiigooda noo huray cadowgana meel naga saaray waye inan ku jisaarno mahaan bimaal kan okiyaalka beeta kuu geliyay dadka si hoose U taageray dagalka si qarsoodi ah ugala qeyb galay waa beesha uu ka dhashay siidi ma fiicna shaqsi siyaasad nagu qilaafay inaan qabiil kiisa caayno hadan digil nahay garre wa indhaheena si kasto haday U xumadan wa walalaheena ayaga noo dhaamo bimaal iyo mirifle marka runta la isku sheego mirifle marka webiga nalaga gadayay way joogen way noolayeen hada madhalan maxay noogu soo gurman waayeen hubna way heysteene markay maanta dan naga soo gashay may maciin nasoo badeen aqli xumaa garre wax noo dhaamo na haayo reer afgooye waa kuwii Marki la dhahay qof gadomiye laga dhigo iska soora kuwii keenay waaye cirfo oo dhahay wakan kii gadoomiyaha afgooye noo noqonaayo marka walalkay yaan ceebteena is faag faagin cadowgana naga faa ideysanin digil wa hal wana waalo shabelada hoose na ayaa leh cid la leh ma jirto

  14. kkkkkkkkkkk

    WALAALKAY QURAAN SAAR AYAAD UBAAHANTAHAY

    HOWSHANA MATAAGNA SHALAY EE HADA AYEEY JOOGTAA

    BEESHA GARE RAALI KAMA AHA QALADKA SIIDII

    SIIDII WAA SHAKHSI DHIIGA DADKIISA CABA

    MARKA HADIFAACIN ADIGA BIIMAALNA WAA HORYAALKA SHABEELAHA HOOSE DIGILNA HAKALA QAADIN

    TAARIIKH AHAAN MAAHA KUWA KALA QAADMA

    WAANA DADA TAARIIKH KA SOODHIGAY GOBOLKAN HADANA LAGA SUGAAYO

    TII AAY HORAY UDHIGEEN MID KA DARAN

    EE ADIGA HA ISDHIIBIN WAAN KU ARKAA WAXAAD U EGTAHAY QOF QUUS TAAGAN

  15. reer bay dhabo hada waxaa ku qasbantihiin c/qaadir siidi inaad tuug tuugtaan hadii kale xaalkiina waa xunyahay ninkaan siyaasi weyn waaye sheeko waxaa la imaateen meeshaan aan soconeynin miriflle iyo waxaan loo joogin digil dhulkiisa barwaaqo iska dheh wiilkeena c/qaadir sidii garre weeyne ayuu ka dhashay 8 sano ku dhowaad asaga madaxweyna ka ah gobolkaan asaga kala tashta aayaha shabeelada hoose shariif sakiin ayaa daraad u imaaday sheekaduu watayna wuu ka diiday c/qaadir rag iska dheh hadaa is toosisaan oo mirifloo hal ah aad u imaataan c/qaadirsiidi iyo odayaasha digil way idin sharfaayaan lkn idinkaaba shariif sakiin idinku jiraa dadka wax haka sheegina bye byeeeee bakool iyo baay ayadana amay gacantiina ka baxdaa ileen bad malahan deked malahan waa dhul iska jiilaal ah sorry walalaheyga miriffle sidii yaan la xag xaganin waxba yaan la caynin siyaasad la imaada meeshaan meel dheer majiro sidii waa wiilkiina 6 ama 3 mid kuso toosa ama labada shbeela ayan dhiseynaa nabadeey

  16. su aashaan waxan wey diiyey dhamaan dadka gobolka degen shabeelada hoose xage u wanagsan oo ay ku biiri kartaa oo maslaxo uga jirtaa taasi jawaab halaga keeno ceydana hala dayo qofka aad ceyniisiin waa qofkiina haduu khaldanyahay waa in wax loo sheegaa qabiilka in la caayo ma haboona adiga fekerkaada ka dhibo qabiilkaad doonta ahow fikirkaaga hadii laga badnaadana iaka aamuus dadka ha ceynin siidi waa gudoomiye gobol dawlada usoo magacadey dadk gobolka inta ay ka sameysanayaan maamul isgaa ah gudoomiyaha marki qofkale ladoortana tala waa uu ka degayaa lakin caay mafiicnop talo hala keeno yaa noo roon oo aan raacnaa ayey taagan tahay hawiye ilaahaa daris nooga dhigey wan asoomaali lakiin hawiye oodhan nama qasooyiine kuwaqaska wade waa ku yar kuwaasina marka aad maamul sameeysto way kaa harayaan meeshaan raaceyno noo soosheega fikirkaaga ka so dhiibo

  17. saxibiyaal raali ahaada gudomiye siidii wuxuu lamid yahay qof idhoole ahaa oo hal mar idhihii u furmeen aragii ugu horeeyeyba wuxuu arkey(indhacade,goobale,cirfo,faraban)kadibna idhihii ayaa ka xirmey waxwalbo wuxuu umaleeyaa ragaas marka ninkaas yaan lagu dayanin ee markii indhaha ufurmaan alaha nagaarsiiyo asaga iyo ragakale sida shaeifka iyo wixii lamid ahba ee shaqada hala cabo

  18. waa nasiib daro hadaan nahay reer aaw digil na heesata waxaa leeyahay walaalaheena garre xaqa allaha fahamsiiyo waxaa kaloon jeclahay reer aaw digil inee isku uur noqdaan dulliga ee ku jiraan ne iska saaraan

  19. Asc Ninka Sidii la yirahdo waqtigisa wu dhamaday sidey wa ku hesha iyo yaa wa kusin karo ayu tagan yahy ee wa nin laga nacay shabelada hose wayo nin waliba dadkisa ayu wax ku yahy.

    Digil oo dhan iyo qabailada kale ee daga sh.hose ma matalo matanta ee wa dhuni raac yana lo af lagadeen Beesha Gare ee walalehena ah iyagaba hadi la yirahdo qof ken sada siidi maken san laheyn.

    Arintuna manta runtey tagan tahay Shabelada hose dadki asalka u laha aya go an ka gari karo juu juub way dhamatah Manta shicibka kunol Shabelada hose wa dulmi diid kuwani qaata dagalada an jogsiga laheyn ee ay qadayan iyo bel walba sidey Degmadeda u difacaneyso.

    Manta madaxweynaha xita kuma qasbi karo shabelada hose meshay raceyso iska daa yee Xaad oo asagaba dhulkisa laga haysto misna an awod u laheyn inu so dhacsado.

  20. garre haddaan ahay dawa dhilifkaan siidii oo ah abtigeey dano digil iyo miriflre kama shaqeenaayo waa dawa dhilif hawar gidir iyo waxii soo raaco dantiina fiirsada digilow iyo miriflre anaga walaalo ah shaqsiga dawa dhilifkana annaga ayaa iska qaban karno aan iska dhicino

  21. qof walba tiisa ayuu ka hadlay siidi waa madaxa gobolka asagaana maamul walbo la dhisaaya uu hoos imaana waxba yaanan batigeey iyo habarteey meesha lagu haynin siyaasada waxba kama taqaanan aamusa aadan madoowe oo siyaasad aqoonin iyo xaabade ayaad meesha ku haysaan sxb ninkaan dadkiisa wuu ka war haaya digil oo dhan ayaa raacsan ficilka joojiya ee dadkiina dhinac ka raaca aflagaadada gurigiina kasoo bilaawa siidi afka haku taagina wabilaahi towfiiq

  22. Walee qofka marku qaraaro wuu iska caaytamaa ilen qof kasto waxba tari Karin wuu iska caaytamaa meeluhuuna ka qayliyaa cabaad wuu idinka dhamadee soo alalaasa mirifle wax shatiga haso bed bedelina ama abtigey dhaha AMA beesha gare metala dhaha ninkan siidi caayda meel duleesho Kama galayso waxad wadana kuma soconaayo wa nin awood u leh shabelada hoose inuu meeshu doono ku Daro digil hada may walalihiina noqden shalay walalo ma ahayn miyaa markaad Wasiirada isku koobteen oo wax walba anay igu fiican yihin dhahdeen Adeer yaal wax runta idiin sheego ayaad la’saneeden siidi Ayana runta idin sheegay waxba cabaadka yuu idinka dhamaan daba dhilifnamo hadii la dhahana adinka jaamacad uga soo baxay shacabkiina tuugsi ayuu ka qalan jibiyay madaxdiinana dabadhilifnimo ayay ka qalan jibiyeen xaabsade markay shati gadud isla layen yuu soo watay jawarey yuu jeebka ugu jiraa hada Shariif sakiin masajidka muu ka tujiyaa dabadiina fiiriya inta Adan daba dadow wax ka sheegin

  23. Waxaan lee yay diqan ayaad utahay dadkaaga waxaanleeyahy davaam lam arki mid adi oo kale waxaan leeyahy Iiska ilaali intaan lagu ilaashanin hadaladaad aad ku hadleeysid sh/dhexe waxbo nagama dhexeeyaa waxaa wax inooo ah midka aan dadnimo wadaagno oo ah by bakool gedo j/hoose j/dhexe marka waxaan ku lee yhy hadeey kusirtu inta yar oo abga kusiyay ogoog inaad daqada kasii bixi doonto mal maha nagu sooo foood lehwaa lawo waji oo kali Iinlagaa masaaa furiuo dalka aax qayaanty dhaxdooda am in lagu geey aw amad

  24. dheh ninkaan ali bilow adaaba title lahayn ee gudoomiyaha iska daa hadii yahay nin fiican ama xun kuley waa kan ninka shaqadiisi ayuu wataa waxaan ba qaba aniga inuu yahay ninka ugu kartada badan ee golka maxaa yeelay kartadiisi ayuu ku jooga ma ogee mar hore ayaa laga qaadi lahaa meesha laakiin adigu wax dadka uma tareyso

Comments are closed.