Kulan aad u balaaran ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magalada muqdisho kulankaaso oo ey kasoo qeyb galeen odayaasha, aqoonyahanada, culumaaudiinka, Dhalinyarada iyo Haweenka kasoo jeeda gobolka shabeelaha hoose waxaa eyna sheegeen shabeelaha hoose inuusan eheyn maraq rooti qof kasta ku daarto.
Wexeyna intaas ku dareen in gobolkauu yahay gobol aan marnaba raaci karin waxa loogu yeerey laba shabeele oo beryahan dambe laga abaabulaayo magalada muqdisho si loogu carqaladeeyo shirka ka socda magalada baydhaba ee maamulka 6 gobol loogu sameynayo konfur galbeed somaliya.
Daafeet.Com
asc shabeelaha hoose maahan mid cid ku gorgortamikarto taasi qoomiyada digil iyo mirifle ayaa dega cid kale oo maanta ku caburinkartaahi wax kale majiraan shabeelaha hoose waxay katirsantahay Gobolka K/GALBEED ku wa hunguriga wado ee nagu soo duulay waxaan leeyahay Ninkii dhoof ku yimidbaa geeridu dhibeysaa ee dhiigiina meel cidlo haku daadinina ee iska baxa oo goboladiina aada
Comments are closed.