Dhegeyso: Aqoonyahanad kaso jeeda koonfur galbeed somaliya oo runta u sheegtey Amisom iyo Nicholas Kay

2
43

cashoXaflad lagu taageerayo shirka maamul u sameynta koonfur galbeed loogana soo horjeedo falkii ey dhwaan sameysey amisom ayaa waxaa ey ka dhacdey kol dhaweyd magalada masinisota ee dalka mareykanka kulankaas ayaa waxaa ka hadashey aqoonyahad kasoo jeeda koonfur galbeed somaliya mlaguna magacaabo Casho Abukar Qasin sheegteyna in Amisom ey ka baxdey sababtii loo keeney dalka somaliya eyna xad gudub weyn ku sameysey shacabka kasoo jeeda koonfur galbeed somaliya.

Erayadii Casha waxaa ka mid ahaa.

 

Casho Abukar

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Casho Abukar Mobil

 

Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. waa wax laga xumaado waxa ay amisom ka sameeyen baydhabo, taaso ay ka dambeysey dowlada muqdisho ka jirta oo rabta iney nasnuujiso qabiilada hawiye oo uu xasan sheekh ka dhashey oo raba iney sheegtan dhul aynan shaqo ku laheyn sida gobolka sh-hose iyo sh.dhexe..runtii moriyaantan waa kuwa uu ka degi wayey wadanka ,waana mid lagu qaldamey in loo doorto madaxweyne hawiye..

  2. Waa runtaa Xasan wadankeynu waxaa kansar ku noqdey Hawiye oo raba in weligii isbaaro iyo baad ku noolaado dana uma jirto federalism waayo gobolada uu Hwiyuhu degaaye waa gobolo gaajo
    marka waxey wax kuleeyihiin in leyska dhiciyo

    waxaa kaloo aan kaxumahey walaalaha Shabeelada hoose degan oo aan dooneynin iney garab istaagaan walaalahooda beesh Biimaal oo halgan uga jirta sidii ay xureyn laheyd cadowga ku soo duuley

Comments are closed.