Dhegeyso:- Gudomiyaha Odayaasha dhaqanka Digil iyo Mirifle Suldaan Warsame Suldaan Ibraahin oo ka hadley Shirka 6 Gobol ee ka socda Baydhaba

1
54

warsameWareysi kol dhow uu siiyey warbaahinta ayaa suldaan warsame waxaa uu si buuxda uga hadley dhibaatooyinka heysata shacabka digil iyo mirifle ee ku nool dalka gudihiisa waxaana uu sheegey iney muqadas tahay wada socodka digil iyo mirifle oo aan marnaba la kala goyn karin waxaa kaloo uu carabka ku dhuftey kooxaha 3 gobol raba iney abaabulaan iney qaldan yihiin eyna ogeyn waxa ey rabtaan.

Suldaanka waxaa uu intaasi ku darey in ey ka go,an tahay inuu mar walba taageero amaba uu horuud ka noqdo shirka ka socda magalada baydhaba oo maamulka 6da gobol loogu dameynaayo koonfur galbeed somaliya.

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. Warsame Ha dhihin aniga kaliya iyo odayaasha dhaqanka ayey talada KG Somalia ka go’daa. Yaa ku doortay, just Minneapolis ayaa lagugu caleemo saarey adigoo walaalahaa ay diidan yihiin, iska daa dadka Jiido. Marka aniga 100% ayaa KG taageersanahay laakiin hadalkaada waa meel ka dhac dadka DM aad isku koobteen qalad iyo sax. ka noqo taas.

Comments are closed.