Warar kol dhow aan ka helney Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Maleeshiyada Axmed Madoobe ay xarig iyo jirdil kula kaceen Oday kamid ah Odayaasha Beesha Hubeer ee Magaalada Kismaayo.
Maleeshiyada Axmed Madoobe ayaa jirdil xoogan u geeysteen Guuleed Ibraahim Baar oo kamid ah Odayaasha Beesha Hubeer si adagna uga soo horjeeday maamulka ay dhoodhoobayaan xukumada iyo Axmed Madoobe.
Guuleed Ibraahim ayaa hada ku jira Isbitaalka Magaalada Kismaayo.
Maamulkan ayaa caan ku noqoday jirdil iyo xarig ay u geystaan markasta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee diidan dulmiga ay ka wadaan Magaalada Kismaayo.
Daafeet.Com
daaroot maa anaga hada dad nooga dhigeysaan waa layabanahay wlh marna dad aan.aqoon.uleenahay ayaa dad ween.nooga dhigeysaaan midakale c/sis sxb magaca wepka aad wadatit iyo adi.ismalihidiin ee dadka isku keen oo wacyageli see wax uqabsanaa.ku dheh ee gowalkooda ha aflagadeeynin anigaas aan kulahad laayo sha/hoos ayaan.udhashay hana imoodin inaan.kawar hayo gowalka
Ninkaan waa caado qaatihii ugu weynaa la shaqeyn jiray Axmed Madoobe & kooxda Raskamboni, Shariif Sakiin kan ayaa ka daran oo u rufiyaami jiray, isaga iyo Nin Bulsho la dhaho oo dabare ah. Hubeer & Cowrmale oo is raacey ayuu dhinac ka ahaa, isaga iyo teamkiisa. Daafeet Please hubiya, Baabuurtii DM dowlada siisay isagaa u geeyey Raaskambooni xitaa kii hubeer la siiyey. Hala xiro oo hala jirdilo waa ku fiican yahay kan oo kale,yeysan DM qabiil idin qaadin ee ka fiirsada. Aniga Hubeer ayaan ahey waxa uu ka waday kismaayo waan ka warhaayaa. xil raadis ayaa loo xiray ee danta Hubeer looma xiran. Shabaab xitaa waa la shaqeyn jiray.
Mr. Gulleed ibraahim wan la hadalnay xaladisa caafimad aad bay u wanaagsan tahay, lakiin maamulka Jubba odaygan way ku qaldomeen lakiin waxa balan ah inad maqashan ragi dhibkan geystay in abalkoda la mariin doono, malmaha so socda dheegahina kor u taga waxa maqli dontan dil aya ka dhacay kismayo in sha ‘allah
balaayo kula madoow badnaatay dheh in aan kaa aar igu balan ah. hadii aan adiga chance kugu wayo xitaa qofka an ka aar gudnaayo anigaa aqaan. ey baa tehee xaaraami ah.
Waan ka xumahay in nin laga soo safriyay Goday iyo Ethiopia si dhul balaarsi loogu sameeyo goboladda koonfureed ee manaafaca leh in uu maanta ku jirdilo nin dhulkiisa jooga oo weliba kasoo jeedo beelaha digil iyo mirifle ee Beesha Hubeer taasna ay eedeeda leedahay digil iyo mirifle oo maanta weli isku mowqif ahayn midba midka kale oo adeegsanayo si loo burburiyo shirweynaha ka socda baydhabo ee lixda gobol maamulka loogu samaynayo waxaan leeyahay digil iyo mirifloow kaca inta damiirka leh iskana dhiciya hawiye iyo daarood oo boob cadd ku haya dhulka beelweyna digil iyo mirifle ninka madaxweynaha sheeganayana waxaan leeyahay faraha kala bax arinta dhulka digil iyo mirifle haddii kale wixii ka yimaado oo cawaaqib xumo ah adiga ayaa dusha saaranaysa wabilaahi towfiiq
Walaalaha websaytka waykumahadsanyihiin arintaan aynoosoogudbiyen falkaas dulinimada aysameyen meeryantii axmad madobe beesha hubeer waa inay kajawaban
a
Comments are closed.