Daawo: Mexey ka yiraahdeen Shacabka magalada baydhaba shirka Maamul u sameynta konfur galbed somaliya ee 6da Gobol

1
165

baydhIdaacada Royal tv oo ku sugan magalada baydhaba ayaa maanta waxaa ey Micrafoonka la dhex martey shacabka ku dhaqan magalada baydhaba ayagoo ey weydiinayeen aragtidooda ku aadan maamulka koonfr gabeed somaliya. dhjhmaaan dadkaa ayaga ah waxaa waxaa ey sheegeen in ey raacansan yihiin maamulka 6 gobolka ee koonfur galbeed somaliya eyna aaminsaneyn wax la yiraahdo 3 gobol wexey ugu booriyeen dadka aaminsan fikrada daneysiga ah in ey ka waantoobaan dadkoodana ey wax u qabtaan.

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. Guuuuul 6gobol dowlada k/galbeed 100 % 6gobol guuuul hadaba ogeysiis aniga ra i ahaan waxanqabaa in albaabada loolaabo bar bakiin 100 %

Comments are closed.