Daawo:- shacabka Koonfur Galbeed ee ku nool Puntland oo weydiistey maamulka puntland in xaqa ey ku leeyihiin deegaanka la siiyo

4
58

digil iyo mirifleQaar ka mid ah shacabka kasoo jeeda koonfur galbeed somaliya ayaa waxaa ey kulan la yeesheen madaxweynaha maamul goboleedka puntland ayagoo kala hadlayey dhibaatooyinka ey ku qabaan deegaanka iyo in xaqa ey ku leeyihiin laga siiyo deegaanka maadaama ey deegaan degen yihiin xoolana ku leeyihiin eyna isku xuuq noqdaan ninka u dhashey deegaanka iyo agaba maadaama ay ayaguna u dhasheen deegaanka.  kulankiina sidan ayuu u dhacay.

Daafeet.Com

4 COMMENTS

  1. Waa mahad Allah leh daafeed website oo noo soo gudbiyay muuqaalkaan muujinaaya sida maskaxda looga haysto dadkeena ku nool gobolada bari, xitaa waxaa lagu qasbay inay inkiraan shanta gobolee kale oo ay ka soo jeedaan. Waa nasiib daro . Xuriyatul qoolka waa muhiim ee meesha fikirkaaga amana waxa aad tahay ka muujin kari waa laga ragaa.

  2. waan ka xumahey in ay yiraahdaan bay iyobakool ayaan ka soo jeednaa.ma habsi ayey ku jiraan,ilaahayow na tus digil iyo mirifle oo hor u hadli kara oo nimankooda daciifnimada iska dhigey xurooba war nimanyahaw,ilaaheygiina aamina kaalaya shaqadiina iyo farsamadiina dhulkiina ku shaqeysta.ee qurankaan mijeerteen ha hoos fadhininee.allow ceeb astur.

  3. ANIGU SHAQSIYAN WAAN SOO DHAWAYNAYAA ARAGTATIDA KU AADAN IN WAX LAGA SIIYO MAAMUKLA BUNTLAND DHAMAAN UMADA SOOMAALIYEED EE KU NOOL,

    MUNA……Aflagaadadu waa ceeb,mj waxa Somali tahay un buu yahay!!

  4. Waxaan aad ii aad ooga humahay in Dighil Mirifle lagu soo koobo Baay ii Bakool oo weliba dadka ku soo koobaayan aaay yihiin dadka u dhashey Dighil Mirifle war dalkiing maay hangki koobtaang Baay ii Bakkoo ii shisheeyaha iniin horseedaang in lissingki koobo baay ii Bakool

Comments are closed.