Dowlada Imraadka carabta ayaa waxaa ey magalada baydhabo ka fulin doontaa mashaariic aad u badan oo ka kooban ilaa iyo afar mashruuq, In la dhiso iskuul in magalada laga qodo ceelal biyo, dhisida Isbitaal iyo xabsi ayagoo intooda badan shaley gelinkii dambe ey ku sameeyeen dhagax dhig.
Daafeet.Com