Mid ka tirsan maamulka gobolka shabelaha hoose oo maanta qarax lagula beegsadey magalada muqdisho

3
53

Qarax GaariQarax ayaa goor dhow ka dhacay jidka Maka Al-mukarama ee magaalada Muqdisho. Gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa ayaa la sheegay inuu ku qarxay inta u dhexeysa Taree Biyaano iyo KM4.

Bartilmaameedka qaraxa ayaa ahaa mas’uuliyiin ka tirsan dowladda, gaar ahaan laamaha ammaanka ee gobolka Banaadir. Axmed Cumar Mudane oo ah gudoomiye ku-xigeenka amniga gobolka Shabeelaha Hoose ayaa qaraxaas ku dhaawacmay.

Ciidamada ammaanka oo daqiiqado kaddib goobta uu qaraxu ka dhacay soo gaaray ayaa xiray qaybo kamid ah jidka KM4.

Faah faahin dheeri ah lagama hayo qaraxa iyo weliba khasaaraha uu geystey, wuxuuse ahaa mid aad u xooggan oo jugtiisa laga maqlay goobo aad uga fog halka uu ka dhacay.
Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. waxan leeyahay weli laisma gaarin qofka qaraxa kudhawacmay oo laleeyahay gudomiye kuxigen waa qof hawargidir ah waana ceer dadkii runta ahaa ee gobolka udhashay gaar ahaan marka wax qiimo ah lamasiiyo waa layasaa sababtoo ah kama aysan qeeb qaadanin dhiiga labaneysanayo isbaarada kufsiga bililiqada sidaas darteeda wax xuquuq ah ooayleeyihiina majirto marka llaleeyahay dadka reer marko ayaa ku shiraayo marko hal qof oo reer marko run ah ma arkeysid kuligodina waa kooyto hadaba hadaanahay dadkii runta ee reer markoode kuwa xooga kufaanayo iyo kan sheegadka ah marka hore idinka isdhameeya ilaa laga towbad keeno dulmiga loo geysanaayo

  2. war yaada warkiina qur xiya maxaad umada beenta oogu sheegaysaan meesha mooryaan tuug ah ayaa ku dhaawacmay umadna masuul oma ahan ee wabsatka ha iska xumaynina ok warkana ka masaxa meesha

  3. wali laisma gaarin inuu dhintey ahayd kaasi maahan gudoomiye ku xigeen asiga iyo siidii waa in ladilaa insha alaah waana ladili doonaa ala haduu idmo, marka aweedinka ishabaydhabo kaas hasoo war qaadina cid digil iyo mirif oo u damqaneysa majirtee, marna waa iska wanaagsantahay inaa soo galisaan si aan u ogaano cadawga digil iyo mirifle oo xaqa qabtay oo lugaha iyo gacmaha beelay,

Comments are closed.