War Deg Deg Ah:- Golaha guurtida konfur galbeed somaliya oo kol dhow doortey labo gudomiye ku xigeeno

4
71

breaking nWaxaa hada soo gaba gabowday Doorashada labada Gudoomiye Ku Xigeen ee Gollaha Guurtida Koonfur Galbeed Soomaliya.

Gollaha Guurida K/galbeed ayaa labada Gudoomiye Ku Xigeen ee Gollahaas u kala doortay Labo Nin oo kasoo kala jeeda Beelaha  Dir iyo Ajuuraan.

Labada Gudoomiye ee Goordhow la Doortay ayaa Magacyadooda ku helnay Suldaan Siraaji iyo Ugaas Maxamuud, Suldaan Siraaji oo kasoo jeeda Beesha Ajuuraan iyo Ugaas Maxamuud oo isagana kasoo jeeda beesha Direed, iyagoona Doorashada kaga guuleystay Ragii tartanka kula jiray.

 

Daafeet.Com

4 COMMENTS

  1. Mansha alah marka hore illah aua mahd usug naatey marka labaad waxan u mahad celinaya warbaahinta daafeet aah ajar ha idinka siiyo sida aad ugarab istaag gan tihiin bulshadeena oo dhiman marka kale odoyaasha wey dadaaleen ilaah ha u sii fududeeyo inta harteyna wanag haku dhameeyaan wabilaahi towfiiq

  2. scw bacda salaan maasha alaah, eebe ayaa mahadaa iska leh waana soo dhoweyneynaa labada g/ku xigeen waxaan ilaahey uga baryeynaa howshaan adag loo igmadey inuu u fufudeeyo.
    kanaxow jab kufarxow noolow
    wabilaahi towfiiq

Comments are closed.