Dhegeyso:- Wasiirka Gaashaandhiga oo sheegey inuu shaqada ka tegi doono hadaan howl la qaban

0
68

xamudWasiirka wasaarada Gaashaandhiga Xukuumada Somaliya Mudane Maxamed Shiikh Xasan Xaamud ayaa sheegay in ahmiyada ugu weyn ee wasaaradiisu leedahay ay tahay dhisida ciidamo tayeysan hadii ay qaban waayaana shaqada uu iska casili doono.

Waxa uu sheegay in arinta ku saabsan qabiilka lagu xusho ciidanka ay tahay caqabad muddo badan ku hor gudbaneyd dhismaha ciidamada laakiin ay iyagu la dagaalami doonaan qabiilka iyo is xigsiinta.

Wasiirka wasaarada Gaashaandhiga Mudane Xaamud ayaa sidoo kale difaacay ruqseyntii saraakil ciidan oo dhawaan shaqada laga joojiyey.

 

Xaamud

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkada

 

Xaamud Mobil

 

Daafeet.Com