Daawo: Xildhibaan Adan Madoobe oo sheegey iney muqadas tahay in la dhiso maamul ka kooban 6 Gobol

4
120

Adan_MadobeXildhibaan adan madoobe oo la hadley kalsan tv ayaa sheegey in ey muqadas tahay in la dhiso maamul ka kooban lex gobol howshana inteena badan ey soo idlaatey

4 COMMENTS

  1. Guuuuul 6gobol dowladak/galbeed somalia haloodiyaar garoowo dagaal kadhan ah cadowga idankamasugayo wadaxhadal ee waa in maarta kuleel keeda ladareen siyaa waxa la idiin xays taa digil iyo mirifle habad maridikaraan

  2. gudoomiye sh.A. madoobe waxaan aad iyo aad ULA DHACSANAHAY SIDA GEESINIMADA LEH EE AAD UDIFAACAHAYSID UMMADA KASOO JEEDA 6- GOBOL EE K/G, TAARIIKHDA AYAA KU XUSI DOONTAA الله يكثر امثالك
    بارك الله فب عمركه

  3. hadama hunguri maxuu wax dhisaa horta eylaayda halaga soo kaxeeyo degmooyinka iyo gobolada Somalia dadka yurub ama africa ayuu ka xooti ku yahay adna Somalia meel kastoo Somalia cariish iyo coos baa kaaga dhisan

Comments are closed.