Dhegeyso:- Madaxweynaha dowlada federalka Xasan sheekh oo ka hadley been abuurkii maanta laga sameeyey

0
57

XASAN SHIIKHMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo goor dhaw la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in booqashada uu ku joogo dalka Turkiga uusan ahayn mid rasmi ah oo ah booqasho uu kula jooga qoyskiisa, isagoo ka hadlay wararka been abuurka ah.

Madaxweynaha ayaa sheegay in wararka been abuurka ah ee lagu qal qal gelinayay xaaladiisa caafimaad ay ka dambeeyaan dad u shaqeeya maleeshiyada xagjirka ah ee Al-Shabaab, isagoo shacabka ka codsaday in aysan dhag jalaq u siinin qorshayaasha ay maleegayaan dhagar qabayaasha.

 

xasan sheekh

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

xasan sheekh Mobil

 

Daafeet.Com