Daawo:- Qaraxii maanta ka dhacay afaafka hore ee garoonka Adan Cade

1
111

qaraxQarax ey dad badani wax kasoo gaareen ayaa maanta waxaa uu ka dhacay magalada muqdisho gaar ahaan albaabka hore ee garoonka diyaaradaha ee Adan Cade

Daafeet.Com

1 COMMENT

  1. ASC hadii aan laga qaadin cabdikariin guuleed wasiirka amniga qaranka howsha waa kasii dareysaa waayo ninkaas wax amni uu shaqo kuleeyahay majiraan aqoonteedana malahan, hadii talo larabo waa in loo dhiibaa dadka qibrada uleh ee maahan anigaa watakan iyo anigaa watakan taasi waxay natusineysaa in aan marnaba laga fikireyn danaha shacabka laakin un laga fikirayo is kooxeysi iyo damuljadiid oo dhan iney lawareegaan wadanka sida hadaba ay u haystaan dhaqaalaha wadankoo dhan

Comments are closed.