Masuuliyiinta Amisom iyo Wasiiro la filayo iney tagaan magalada baydhabo saacadaha soo socda

7
55

breaking nWarar lagu kalsoon yahay oo aan kol dhow ka helney magalada baydhaba ayaa sheegaya in maanta ey halkaasi ku beegan yihiin qaar ka tirsan madaxda amisom iyo wasiirada xukuumada cusub.

Ujeedada socdaalkani ayaa la sheegayaa in ey tahay u kuur gelida shirka maamul u sameynta lexda gobol ee ka socda magalada baydhaba ayadoo ey doonayan in ey eegaan qaabka uu u socdo shirka iyo sidey  ugu qanacsan yihiin shacabka kasoo jeeda koonfur galbeed somaliya.

Waxaa magalada baydhabo ka socda u diyaar garowga soo dhaweynta wafuudan aydoo la filaya in ey saacadaha soo socda ey tagaan magalada baydhaba.

 

Wiixii soo kordha dib ayeynu kasoo sheegi doonaa haduu alla idmo.

 

Daafeet.Com

7 COMMENTS

  1. aniga waxa dhihi lahaa,3 gabool an sameysano inta ethoopia na garaab tagan tahay, wayo hada cid keligeeda al shabab iska celin karta maleh, hawiye ugandhes ayuu wadata iyo jabuuti daroodna kenyaatiyan , marka ethoopia aya nagana na garab tagan ilah ka sokow oo cadow u aragta hawiye iyo darood, marka ciidamo fican an diyaarsano axmed madoobe xabad iyo hadalka wax ha looga doonto 3 dan gabool ee anaga boqolkiiba 99 ka nahayna an ka duulno ama an hooy ka dhigano

  2. Alle ayan ugu rajeyna is afgaran wanagsan inu dhax maro ayna shacabkoda rabitankisa ku shaqeyan.

    Alle kama dhigo kuwa caado qato ah misna dadkoda iyo deegankoda qeybinayo, cadowgana Koonfur Galbedna uu so adeegsaday.

    Guuul ayan leyagay qalbigada ale ha isku furo reer Koonfur galbed allena ha mideyo ujeedkoda iyo Hadafkoda

  3. Shacabka konfur galbeed ee ku dhaqan Baydhabo waa inay banaan bax aan loo kala harin oo ay ku taageerayaan shirka Linda gobol ay dhigaan is dareenkooda iyo rabitaankooda calamari ugu cabiraan

  4. Maashaa Allaah waan kufarahsanahay wafdiga soosocoda waana soodhoweyneyna insha Allaah hadii baydhabo soogaaraan guuuuu K G S CADOWGA KONFUR GALBEEDNA HADHACO OO HADHINTO ILLAAH AYAAN KABARYEYNAA MIDNIMO IYO HORMAR GUUUUUUL RER K G S

Comments are closed.