Ugaas Ibraahim Maxamuud Cumar oo ka mid ah Ugaasyada ka soo jeeda gobalka Gedo gaar ahaan beesha Mariixaan oo ka qaybgalaya Shirka maamul u samaynta Lida gobal ee KoonfurGalbeed ee ka socda magaalada Baydhabo ayaa waxa uu sheegay in haatan howsha maamul samaynta ay marayso meel gabo gabo ah wuxuuna tilmaamay in ay haatan diyaarinayaan samaynta gudiga doorashada kadibna ay beeshu u tartami doonto sidii ay u qaban lahayd xilka madaxweynaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ee KoonfurGalbeed.
Waraysigaan waxaa inoo qaaday wariyaheena Axmed Cumar Saalixi waxaana ugu horayn uu waydiiyay Ugaas Ibraahim halka ay haatan wax u marayaan.
Ugaaska ayaa ku jawaabayUgaas Ibraahim Maxamuud Cumar
Asc. Tifatirayaasha. Daafeet.com aad Iyo aad ayaadumahadsantihiin.sida. aad. Wararka. Nooga haqabtirtaan. Teeda. Kale. Waxaan. Dhinaca sportska. Maadaama. Isboorti. Shakhadeyda Tabatha’s dhinaca orodada. Hadana. Ahay. Tababaraha xulka qaranka. Ciyaaraha Cfudud ee soomaaliya. Waxaan rabaa inaan tartan kukhabto. Magaalada baydhabo. Kaas. Oo lagu 10k
Comments are closed.