Waxaa goordhow Gollaha Guurtida Koonfur Galbeed si rasmi ah u magacaabeen Guddiga Doorashada Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Gudiga doorashada K/galbeed ee la magacaabay ayaa ka kooban 15 xubnood oo isugu jira Aqoonyahano, Odayaal, Dhalinyaro, Culimaa’udiin iyo Haween.
Waxaa lagu wadaa in beri ay iska dhex dooran doonaa Gudoomiyaha hogaamin doona gudiga doorashooyinka.
Daafeet.Com
waa amuur bilaabatey baqiya ma’aha waan ku faraxsanahay warkaas fiican, waxaan idiin leeeyahay ilaahey ha idinku gargaaro.
Guul guuul.com
waa farxad waana soo dhoweyneynaa guul kanaxow jab kufarxow noolow
wabilaahi towfiiq.
Comments are closed.