Xildhibaano ka tirsan dowlada federalka oo maanta gaarey magalada baydhaba

0
51

baydhabooMagaalada Baydhabo ee Caasimada Koonfur Galbeed, ayaa maanta gaaray wafdi Xildhibaano iyo Siyaasiyiin isugu jira oo uu horkayo Xildhibaan Maxamed Xuseen Isaaq Afaraale.

Wafdigaan ayaa si wanaagsan loogu soo dhaweeyay Garoonka Shaati Gaduud ee Magaalada Baydhabo.

Baydhabo ayaa waxaana kusii qulqulaya wafuud kala gedisan kuwaasoo doonaya inay ka qeyb qaataan Shirweynaha la doonayo in lagu dhiso Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo haatan maraya meel Gabagabo ah.

 
Daafeet.Com