Magacyada Guddiga Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Ayaa Waxay Kala Yihiin:-
1-Suldaan Cabdirisaaq Suldaan Maxamed Xaaji Faarax
2-Suldaan Nuur Xaaji Cabdulqaadir Maxamed
3-Ugaas Cabdulaahui Maxamed Cabdi
4- Ugaas Aadan Maxamed Mayow
5-Ugaas Cabduqaadir C/laahi Daasay
6-Suldaan Buube Cabdule Buube
7-Suldaan Xaaji Xuseen Maxamed Macalin
8-Malaaq Cabdirashiid Sheekh Saleemaan Cabdi
9-Ugaas Nuur Shaakow Jibriil
10-Suldaan Xaydar Suldaan Suufi Munye
11-Malaaq Siidow Maadow Muuse
12-Malaaq Maxamed Yacquub Sheekh Deerow
13-Malaaq Cali Barre
14-Xaawo Sokorow Cali
15-Aweys Sheekh Cabdulahi
Gudoomiyaha, Gudoomiye Ku Xigeenada Iyo Afhayeenka Guddiga Doorashooyinka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka KGS waxaa loo doortay Suldaan Xaydar Suldaan Suufi Suldaan Munye, halka Gudoomiye ku xigeennada loo doortay Suldaan Buube Cabdule Buube iyo Malaaq Maxamed Yacquub Sheekh Deerow.
Afhayeenka ahna Xoghayaha Guddiga waxaa loo doortay Suldaan Cabdirisaaq Suldaan Maxamed Xaaji Faarax.
Guddiga Ayaa Waxaa Loo Qaybiyey Sadex Qeybood Oo Kala Ah:-
1-Guduga Amniga waxaa Gudoomiye u ah Ugaas Nuur Shaakow Jibriil, Ugaas Cabduqaadir C/laahi Daasay iyo Ugaas Aadan Maxamed Mayow
2-Gudiga Farsamada iyo Diiwaangelinta waxaa Gudoomiye u ah Suldaan Nuur Xaaji Cabdulqaadir Maxamed, Kuxigeenada Xaawo Sokorow Cali iyo Malaaq Cabdirashiid Sheekh Saleemaan Cabdi.
Daafeet.Com
scw salaan kadib waa guul usoo hoyatey dhamaan shacbi weynaha k/galbeed somali ilaahey ha ufufudeeyo howshaan adeg ee loo igmadey,
kanaxow jab kufarxow noolow
wa bilaahi towfiiq.
guul ayaan u rajeynayaa dadkeygow ilaahey cadawga ka qabto
Masha Allah ee alle garbkiina hagalo waadada sheene ee cadawgiina ayaa badan ee ilaah ha idinka
tan kale aniga waxan dhihi lahaa madaxweyne maryaxaan hala siyo
guuuuuul koonfurgalbeeed ilaahey kuwa 3 yirina qaluubtooda ha soojeediyo waa dad walaal ehee.
suldan buube waa suldaan tuug ad oo u shaqeya habargidir hala iska elaaliyo. digil iyo mirifle hada godkiina biya soo galiy hadii aat dooratiin suldan buube waa jaajus habargidr
Yaasalaaaaaaam yaasaaaaaaaam waafarxad iyo guul usoo hooytey AHLUBEEDKA konfur galbeed guul 6 gobol ilaahow muwaaafaqa sii umada soomaliyed khaasataan ree k g s Amiiiiiiin Amiiiiiiiiiiiiiin
ilaahey wax qer qabo hanaga siyo kulankan.
Suldaan buube waa jaajus habargidir waa xaqiiqo
Asc waan idin salaamey kuligiina lakiin waxaan leyahy shirkaan san dhamaaneyni waa maxey
Hala iska elaaliyo suldaan buube waa jaajus habargidir waa qaain
Comments are closed.