Shaqsiyaad caadaqaatayaal ah oo sheegta iney yihiin suxufiyiin waxna ku qora websidyo macmal ah ayaa waxaa ey maanta isu deyeen in dacaayado u sameeyaan shir kusheega la sheegayo in maamul loogu sameynayo 3 Gobol Bay, Bakool iyo Shabeelaha hoose.
Shaqsiyaadkan oo ku qaraabta magaca sharafta leh ee suxufiinta ayaa waxaa ey u bareereen in aan waxaan jirin umada ey u buunbuuniyaan taasi oo ah fikrad qilaafsan asalka saxaafada iyo suxufiga aqoonta leh.
Shaqsiyaadkan sheegtey iney yihiin suxufiyiin ayaa maanta waxaa ey ku hor kufeen guud ahaan dadka soomaaliyeed ee dhowraya in ey Websidyada, Joornaalada iyo Raadiyeyasha ka dhegeystaan warar sax ah oo la hubo ka dib kolkii ey warreysi la yeesheen Gudoomiyaha Golaha Guurtada Koomfur Galbeed Somaliya Malaaq Xasan Shuure isagoo damcay in uu hadalka si uusan u oran u hoos dhigey isla markiina loo sheegey sida saxa ah ee uu hadalku yahay.
Cagtii joosan weyda fadeexey la kulantaa
Bal nala dhegeysta wareysiga uu qaadey suxufiga ka dibna aragtidiina ka cabirta.
DHAGEYSO MALAAQ XASAN SHURE GACANA WAAN KU DAGAALAMEYNAA GACANA WAXBAAN KU DHISEYNAA
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
DHAGEYSO MALAAQ XASAN SHURE GACANA WAAN KU DAGAALAMEYNAA GACANA WAXBAAN KU DHISEYNAA Mobil
Daafeet.Com
Slc waad salamantihiin daafeet .com-yo ishabaydhabomcom waada ku mahadsantihii wararkiina xaqiiqada ah iyo sida daacadnimada aad ugu shaqeeysaan umada soomaliyeed gaar ahaa DM waxaan leeyahay amaandhoorey iyo baydhabonews DM doollarayeeyka doorteen lakin lacag wey dhamaataaye ceeb ayaa daran ) baal mugdi ayaan ku qornay) taariiqdooda) 6deena gobol guul DM alloow mid ka dhik) waa midee alloow adkeey amiin
baidoanews waa la og yahay canoogo reer baadiye ahoo shonqolow maxareen uga so ordey ayaa iska leh, waana caado qaate wax qadiyaad dadnimo ah malahan wa iska dhig dhigayay awalba hadana websateka oo dhan waxa iibsadey shariif sakiin sidaasi la socda.
ninka la yirahdo amaan dhoorey sharif sakin aya guri baydhabo uga iibiyay waxa la dhahay dadkan iso jujuub lakin website kaas waxa u qoro dadka dhan wa og yihin qofkii wax baidoanews so qorey rumeysta ka daraan
wasaqaan baydhabo news iyo axmed madoobaba isku jid hay marsiyooy reer baadiyaha waa kiiaxmed madoobe soo qorey oo u hanbalyeynaya 3 gobol wuxuu kasheekeeyaa uu abaabulaa sidii digil iyomirifle uu cadow isugu noqon lahaqyeen uubaydhabana dagaal ugu dhaco.koonfurgalbeed 6 gobol guul.
Wasqaan reer vaadiye eh, waligiiis iskool ma gelin, mana yaqaano saxafiyad tuug oo lahyn qadiyad.
abow isherow walii athy ety wal kyogaathey
xooly mokoroof liing dhiiby, akhlaaqny inlahaayny
BaidoanewsBana. Waa cadowga ugu wayn, ee u xuub siibtay baabi/ing shirka dhismaha Lixda Gobol Koofur Galbeed Somalia., iyagoo leh ujeedo gaab ee la xariirta dhaqaale. Waxaa iskugu kulmey sifooninkaan xoos ku qoran: Aqoonyare, Xasidnimo, Damiin xumo, Isku-kalsooni daro, Hishood la’aan. Iimaan daro. Malaaqi ma mudneen in uu la hadlo, BaidoanewsBANA. Hoggaanka shirka waa in ay ka fiirsadaan kuwa u shaqeeya cadowgooda, kana daran cadowga. loona adeegsanaaya baabi/inta Ummadooda.
Sakiin maanta ayuu duqonimadiisa soo baxaday, waxaa uu rabaa inuu Madaxwayne ka noqdo SW, lakiin maalinba maalinta ka dameeyso haduu hor istaago Malaaqyadda yuu madax u noqonayaa? Aniga waxaan qabaa Baidhabonews lagactuu siinaayo inay asaga u tahay dhibaato. Waa lagu sii nacaayaa.
hartugun usuba shigshigaw ini usa lahadaloba mahayne malaga lakiin wayba enshegane ini usa sidi landowahaw barada mamulka konfur galbed guuleysaday wariyal wadansho indhimada qima leh umatiyo badbadiyay enka horeya yasiin abiikar i elyas qalinla rogan ilaheyniin xafida hano badan kale iyo lemid eh naqabna cadaqadato weysin lenah ilaheysin dulaya insha alah
Comments are closed.