War aan kol dhow ka helney magakada baydhaba ayaa waxaa ey sheegayaan in wafdi kasocda Xukuumada federalka, ay saacadaha soo socda ku wajahan yihiin Magaalada Baydhabo Janaay.
Sida xogta aan ku helnay Wafdigaan ayaa waxaa hogaaminaya Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumada Muqdisho C/laahi Goodax Barre, waxaana kamid ah Wafdigaan Wasiirka Gaashaandhiga Maxamed Sheekh Xasan Xaamuud, Wasiiraka Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Yuusuf Cali Amiin (Baadiyow) iyo Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Aadan Maxamed Nuur (Saransoor).
Sidoo kale Wafdigaan waxaa kamid ah Ku Xigeenada Wakiilka Qaramada Midoobay u fadhiya Soomaaliya Nicholas Kay iyo Saraakiil AMISOM ah.
Safarka Wafdigaan ayaa la inoogu sheegay inuu la xiriira sidii ay u carqaladayn lahaayeen Shirweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya oo maraya meel gabagabo ah.
Ma ahan markii ugu horeysay oo wafdi kasocda Dowlada Muqdisho ay Baydhabo u aadan siday u Carqaladayn lahaayeen Shirweynaha Koonfur Galbeed.
Daafeet.Com
dawlad kam jirteee meesha baydhabo maxa laga doonaa muqdishaa laga qaxooyaaabee war meesha isaga carara dheh digil iyo mirifle danteena dagaal umbey kujirtaa aan dagalano kismaayo dagaal unbaa lagu aqoonsaday
yey soo dhaafin garoonka diyaaradaha hana lagu bananbaxo shacabka iyo ururada dhalinyarada iyo haweenka iyo odeyaasha dhamaan hakaceen waana guuuuuuuuuuuul
ey soo dhaafin garoonka diyaaradaha hana lagu bananbaxo shacabka iyo ururada dhalinyarada iyo haweenka iyo odeyaasha dhamaan hakaceen waana guuuuuuuuuuuul
asc
asc wasalamantihiin daafeet,com ishabaaydhabo.com dowlad is ku sheega muqdisho waxba nagama qadikaraan manta ma ahan waqtiyadii hore manta saqiir iyo kabiirba weey soo jeedan marnaba ma aqbaleyno fikir muqdisho laga keeni xasan guur guurte u tali muqisho waxba ka magali koonfur galbeed dadkeeda ayaa ka tashanayo
DAAFEET IYO ISHABAYDHABO WAAD KU MAHAD SANTIHIIN SIDA XAGAR LA AANTA WARKA NOOGA SOO GUDBINEYSIIN WARBAAHIINTA UGU FIICAN OOLA FIIRSADO OO TAYADA LEH SIDAAS KU SOCDA MAALINBAA TAARIIKHDA IDIN XUSI DOONTAA INSHA ALAAH CADOWGA KOONFUR GALBEED ALAHA KA QABTO AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Waan kawarqabnaa raga sheganayaa d&m oo calooshooda ushaqestyaal ah alaah ayaan karajeynenaa in hamigooda kadhigo daruur dabeelgashey
aniga waan ku raacsanahay moh inay soo dhaafin garoonka kuwaas qeyr kama sugayno shir ku sheega 3gobol ayaa qalad ah inuu mesha ka socdo waxaan ugu baaqayaa shacabka baydhabo ku nool inay shir ku sheega 3gobol mesha ka saraan oo ay burburiyaan qaswadayaasha ras miga ah waa ku waas ee talaabo cad ha laga qaado wafdi ku sheega ay dowlada fadhiidka ay soo dirstay iyo kuwa caada qaatayaasha ah shirka beenta ku haayo 3gobol aan dhisanaynaa dhahaayo ha laha saaro gobolka
Comments are closed.