Daawo:- Kulandii shaley ka dhacay magalada badhaba

2
82

shurowKulan aad u balaaran ayaa shaley waxaa uu ka dhacay magalada baydhaba kulankaas oo looga hadlayey u kuur gelida maamul u dhameystirka 6da gobol ee koonfur galbeed somaliya kalankaas ayaa waxaa kasoo qeyb galey dhamaan ergooyinkii ka kala socdey lexda gobol ee koonfurta somaliya iyo kooxo ka socdey xukuumada ka telisa koonfurta somaliya ee fadhigoodu yahay magalada muqdisho kulankana waxa a uu u dhacay sidan.

Daafeet.Com

2 COMMENTS

  1. masha allaaaaaaah odiyasheena geesi yaasha ah alla ah hanoo barakeewo amiiiiiiiin amiiiiiiiiin 6gobal guuuuul leeysta cadowga koonfur galbeed hajawa

  2. Guul iyo horumar ayaan u rajjeeynayaa dhamaan umada soomaliyeed gaar ahaan inta dekto koofur galbeed ee somaliya) 6dagobol guul xasidkooda hoos

Comments are closed.