Dhegeyso:- Malaaq shiine oo ka hadley kulankii ey shaley la yeesheen kooxihii ka yimid magalada muqdisho

3
56

Malaaq_ShiineMalaaq Shiino oo ka mid ah Malaaqyada Odayaasha koonfur galbeed ayaa warbaahinta u sheegay in shalay ay la kulmeen wafdi wasiiro ah oo Dowlada soomaliya kasocda,isla markaana ay arkeen qaabka uu shirka u socdo.

Malaaq Shiine ayaa sheegay Maamulka ay ku dhidayaan sidii loo sameyn lahaa dowlada goboleed ka koobad Lixda Gobol hadana uu arayaayo meel fiican islamarkaana uu si habsimi leh uu u socdo Shirkaasi.

 

Malaaq Shiine

 

Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada

 

Malaaq Shiine Mobil
Daafeet.Com

3 COMMENTS

  1. daafeet.com iyo ishabaaydhabo.com aad i aad ayaad umahadsan tihiin sida geesinimada aad mujineysan meeshina ka siwada waan idinku tagereyna

Comments are closed.