Illa iyo waqtigiii la doortay Madaxweynaham Hassan Sheikh Mohamud, waxaa lagu wareeray oo lagu mashquulay siyaasadiisa cusub ee Damu-Jadiid (dhiiga cusub). Taas oo ku dhisan in Somali hal meel laga xukumo.. Sidaasi lagu soo celin karo midnimada Somalia. Sida aan xasuusano, Madaxweynaha wuxuu qaaday tilaabooyinkaan soo socdo oo masuuul ka yahay.:
1. Magacaawidii raisul wasaaraha kowwad. Saciid iyo Dowladii uu soo dhisay oo ka shaqeen wayday Madaxweynaha, kuna dambeeysay burbur. Waqti badan iyo lacag laaluush ah, oo farabadan lagu bixiyeey.
2. Magacaawidii raisul wasaarihii labaad, Cabdi-wel iyo sidii rabay in uu wax u dhiso, iyo Madaxweynaha sida uu rabo, oo isku qabsadey ila la kala dhax galo. Iyagoo halkaas ku lumey waqti badan. Waxaa hoos u dhacay rajadii shacabbka Somalia ee Dowlad u haayeen. Waxaa shaki wayn ku jira sida ay u wada shaqeen lahaayeen mustaqbilka.. .
3. Xil ka qaadidstii Madaxweynaha ku sameeyey madaxd;ii Gobolada Bay iyo Hiraan, kaas oo ka dhashay muran siyaasadeed oo xoog-leh iyo is qab-qabsi lagu siktay dagaal. Waqti badan lagu lumiyey, aan loo bahneen. Ayadoo ummada Somalida ka sugaysay Dowlada horumar la timaada. Waxaa badi joogsaday horumarkii howlihia Goboladaias. Waxaa lagu siktay dagaal maamulada dhaxdooada. Dhibaatooyinkaan oo dhan sabeeteda waxaa lahaa ee lagu eedeeyey Hogaanka Madaxweynaha iyo siyaasadiisa cusub. Sida la ogyahay, isqab-qasigaa maamulka gobolada, waxaa lagu dhameeyey in lacag la siiyo madaxdaas Gobolada, Madaxweynaha soo magacawdo dad kale oo isaga ka amar qaata.
4. Dhaqaalihii magaca Ummada Somalia lagu soo qaaday oo si musuqmaasuq loo maamulayo. Lagu haayo boob aan caadi aheen. Dhaqaalihaas oo dhan waxaa lagu shubay Muqdisho, Magaalada ugu dhow ee Afgooy, hal mashruuc way ka soo dhaafi wayday dadka caadeestay Horrorka ku ah boobka dhaqaalaha Ummada Somalida.. Shacabka Somalida ee degaanda kale waxaa ku beermay shaki weyn. Dadkaan ku hadala waxan ka shaqeyneynaa midmada Somalia, Qaranimada Somalia, Walaalnimida Somalia. mar walba afka ku haaya. Haddana, shacabka Somalida ku haaya dhac, xasuuq, boob dhul, kufsi, iwm. Islana toosan, garbna isku siiya. Madaxweynahana hogganka u qabteen. Gacan weyn ku siinaaya si cadaan ah..
5. Sida la qiray, in hubkii ciidamada loo gudbiyeey Al-Shabaab. Iyo madaxii Al-shabaab Sheikh Daahi Awes, oo dembi wayn shacabka Somalia Madaxweynaha oo u sheegay shacabka, in Shekh Dahir Awes ku socoto baaris, ayadoo wax maxkamad ah la soo saarin. In xabsigii laga daayeey. Madaxweynaha Hassan Sheikh Mohamud, arintaan in shacabka Somaliada u kula xisaabtimi doono maalin. Madaxda dowlada qaar ayaa is casileey, markeey qaadan waayeen maamul xumida Dowlada iyo awood sheegashada Madaxweynaha Masuuliyin badan oo ka hadlay arihaan ayaa lagu dilay Muqdisho. Arimahaan iyo kuwa kale, oo dhaliyey odaay dhaqameedyo, iyo maamul goboleedyo iyo masuuliyin kale, ay go’aansadaan in ay ku dhawaaqan in Dowlaada Federaalka Somalia kalsooniidoodii ay kala noqdaan.
6. Xasuuqii ciidimada Dowlada, oo u habeeysan xab beeled, oo ah Beesha Madaxweynaha , oo ka geestay xasuuq, dhac, kufsi, shacabka gobolka Shabeelada Hoose, gaar ahaan nambar 50 iyo gobo kale ee ka tirsan Gobolkaas. Weli dadkii dembigaas geestay oo aan wax laga qaban. Taas dhilisey degaalkii qabiilka oo kordhey., sababna u ah hoggaan xumida Madaxweynaha.
7. In Madaxweynaha, wuxuu diiday in laga hadli xantida. sida guryaha iyo beeraha xaaranta lagu xeesto. Ayadoo shacabka fikridaas ay la fajacsanyihiin, ayaa Madaxweynaha dhacday,in uu taagyeero dadka horrorka ku ah Gobolda Koofur Galbeed, kwaas oo ka tirsan beeshisa. ee boobka wada. Sida Shirarka abaabulada ka socda Muqdisho ee ku lug leh Madaxweynah, in ay dhaliyaan degaalao ku faafa qabaailada Somalia dhaxdooda.
8. Madaxweynaha Hasaan Sheikh Mohamud, u xuub siibtay si xishood la’aan ah, in uu burburiyo kana soo horjeesto shiraka Baidoa ka socda ee lagu dhisaayo lixda gobol ee Koofur Galbeed. Shacabka degaanadaas oo ka tashanaaya ayahooda. Isagoo ku yiri si jees-jees ah, oo laga dareemayo hadal ciyaal-suuqnimo ah, “ wixii horey loo dhisay iska iloowa.” Iyo isagoo lacag ku bixiyeey in lagu sameeyo khash-khashaad. Madaxweynaha wuxuu og yahay maamulka ka jira Kismayo, in uu yahay maamul degaan, oo aan aheen maamul dowlad Goboleed, Taasna ogolaadeen maamulkaas, ayna addis-abea lagu kala saxiixday (government representative, ka ahaa, Farah Sheikh Abdulkadir. and Administration representative, Sheikh Ahmed Mohammed Madobe, exchange signed copies of the agreement on August 28, 2013 at the Hilton Addis Ababa. At centre is Ethiopian Foreign minister Tewodros Adhanom). Hadana Madaxweynaha, si fidna ugu abuuro shacabka Somali dhaxdooda. u laayahay waxbaa horey loo sameeyey. Madaxweynaha wuu sameeyey wax kasta uu awoodo, si uu ku burbiriyo Shirka Dowlad Goboleedka Koofur Galbeed ee Somalia. Wax u hareyna ma laha. Ujeedadiisa ugu weyn ay ka mid tahay in isaga u yeeriyo Shacabka Gobolda Koofur Galbeed Somalia sida uu rabo u kala gogooyo. Taasna ay tahay qoshaha beeshisa dhul boobka ku jirta.
9. Waxaa laga deeriyey caafimaadka Madaxwenaha, isagoo la dhigay Isbitaal ee dalka Turkiya. Lamana shaacin halka ay tahay dhibaatadiisa caafimaad. Waxaa shaki wayn galay shacabka Somalida, markii ay dhageesteen hadala oo aan meel loo dayan ama loo fiirsan. Iyo howla-maameed-kiisa oo dhan noqdey mid hormar laheen, ee lasku qab-qabsado. Masuulayadiisi Madaxweyne oo gashay mid shaki ku jira.
10. Madaxweynaha Hasaan Sheikh Mohamud, siyaasidiisa cusud ee Damu-Jadiid. Sida aan kor ku soo sheeknay, waxaay ku kala tageey asga iyo dowladiisa, asaga iyo shacabka Somalida, asaga iyo Beesha Caalamka. Isaga dowlad goboleedyada. Waxaa haboon in dadka rajada ka leh Somalia in uu waqti ka luminin. Asagana caafimaadkiisa ku dadaalo.
HABARBGIDIR MEESHI AY LA RABTAY WA AY GARSIISAY CULUSOOW IYO ABGALBA SOMALIA NIN DAMBE OO ABGAL SHEGTA INUUSAN MADAXWEYNE NIMO ISKU SOO SHARIXIN BAY GO AN KU GARTAY TASI ABGAL WA INUU UGU MAHAD CELIYA HBAR GIDIR OO SHAARKOODII MID LA MID AH U GELISAY ILAHOOW HIRAAB NOO DAAA
Comments are closed.