Amiin arts oo sawir fiican ka sameeyey doorka amison ka qaadatey weerarkii shaley ka dhacay Madaxtooyada

0
55

Amin_AmirSawir gacmeed uu soo bandhigay farshaxanka weyn Amiin Caamir ayaa waxaa uiu ku fashiley ciidamada Amisom weerarkii shaley ka dhacay Villa Somaliya ayagoo dhufeysyo wada galey intii ey dagaalami lahaayeen.

Sawirkanai ayaa waxaa ka muuqata in ciidamadii somalida ey safka hore kaga jireen xabadaha meesha ka dhacaayey halka Amison ey dhufeyada ku jireen.

amin

Daafeet.Com