Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay dhamaan dadka qurba joogta ah ee dalka dib ugu soo noqday inay joojiyaan dib udhiska iyo ganacsiga ay ka wadaan gudaha dalka Soomaaliya.
Xasan Shekh Maxamuud, wuxuu sheegay in mashruiuca dib udhiska dalka Soomaaliya ay hortaagan yihiin Ururka Al-Shabaab, balse nolosha wanaageeda la helayo sida uu yiri marka Shabaab dalka guud ahaan laga saaro.
Wuxuu kaloo sheegay “Caqli iyo xoog iyo xoolo aan Shabaab ula jeesano nolosha wanaageeda markaas ayaan arkeena, mashruuca dib u dhiska dalka Shabaab ayaa naga hortaagan”Ayuu yiri Madaxweynaha.
Si kastaba arintu ha ahaatee mashruucan la dagaalan alshabab ayaad waxaad moodaa mid aad ugu adkaadey xukuumada federalka taasoo masuuliyadeeda weyn ey leedahay dowlada ayadoo la is bar bar dhigayo arimo badan oo muhiim ah ha ahaato ciidamada dowlada oo aan eheyn kuwo weli qabyaalada dabada ku sita iyo shacabkii oo aan sheegi karin dadka dhibta geysanaya sababtoo ah qofkii oo nafsadiisa qal qal galeysa.
Daafeet.Com
kir iyo kut iyo shuk ya liki eri safarow
war cusub waaye dm wakhti ay shabaab la degalaman lama joogo ee safarow wahaan leenahay ilaah ha ku sahlo dad dabaal ah oo dhulka shabaab kaaga hureya ka dibna dameero wadiyaashi aad ka dhalatey isbaaro dhigtaan dm hadey shabaab la dagalamayan markey maamulkoda dhisaan ay la degalaami doonaan dhulkoda ayna ka horeysan doonaan insha alaah maamulkas adiga qarash ma siisin ee ma isaagayo dm ayaga ayaa jeebkoda ka dhiba qarashka maamulka lagu dhisaayo marka hadalka adow kugu egyahay aan leenahay wsc
Comments are closed.