Cabdi Abuukar Axmed Gudoomiye ku xigeenka Degaanka No-50 ayaa shegay in Xaalada Amaan ee degaanka uu wanaagsan yahay xiligan,Waxa kale uu shegay in uu Codsi u dirayo Hay”adaha Gar gaarka bixiya ee ku sugan Gobalka shabeelaha Hoose.
Gudoomiye ku xigeenka ayaa carabkiisa ku adkeeyey in marar badan ey magalada soo booqatey xukuumada ayna sameyeen balan qaadyo fara badan balse eysan waxba ka qaban wuxuunu ugu booriyey in balanqaadyadii la sameeyey la fuliyo.
Hallkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Gudomiye ku xigeenka nr 50 Mobil
Daafeet.Com