Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Federaalka C/laahi Goodax Barre oo u waramayay Idaacada VOA-da ayaa ka hadlay Shirweynaha lagu dhisayo Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya kaas oo kasocda Magaalada Baydhabo.
C/laahi Goodax ayaa si cad u sheegay in Shirka Baydhabo aysan marnaba aqoonsaneyn Xukuumada soomaliya, loona baahan yahay in wax walba laga soo bilaabo min degmo ilaa gobol.
Si kastaba arintu ha ahaatee hadalada is dhaafka iyo sharaxaada kala duwan ee ey xukuumada ka bixineyso dastuurka ayaa waa uu salka ku hayaa dadaal badan oo ey xukuumada ugu jirto sidii ey ku fashilin laheyd shirka ka socda magadala baydhaba ee maamulka loogu sameynyo lexda gobol ee koonfur galbeed somaliya.
wasiirka arimaga gudaha Goodax
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
wasiirka arimaga gudaha Goodax Mobil
Daafeet.Com
Awood umalahan iyo cid uga baahan aqoonsi malahan waayo dowladda muqdisho indhaha dowladda ma arkaan gobolada ka dhisan dalka marka hore dadka dowladnimada sheeganaayoow isa saxa 6 koonfur galbeed somalia ilaahay umbay aqoonsi uga baahanyihiin e ahlul khayaano waxba kama sugayaan e haddey dowlad yihiin faraha hakala baxaan shabeelaha hoose Hana ka daayaan dhul boobka.aqoon laawaha jaahilka ah e laga roonaha ah ee u adeega kii da muqdisho sheydaan sakiin wuxuu wado waxba idinma tareyso e goboladaasi wuxuu kayahay nin Hal guri ka deggan e iska ilooba oo haku mashquulina dowlad goboleedka koonfur galbeed.somalidu waxay ku maahmaahdaa nin tiisa daryeela ayaa mid kale ku darsada e magaaladii muqdisho ayaad waxba ka qabanweyseene goormaad gaarteen inaad ka hadashaan shirweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed e somalia. Wax walboo aad damacsantihiin inkabadan ayay damacsanyihiin Reer koonfur galbeed warkeyga waxaan ku soo xirayaa dowladeey xamar dhisa idinka anaguna dhulkeena koonfur galbeed ayaan dhisanaynaa.waayo xaasidiin khayaano kadhamaaneynin baad weligiina tihiine wuu dhamaaday xiligii khayaanada iyo is aaminidda.xishoodkana Haka tegina waa muhiime
goodax dooshey maybuwa ul mogdi ligemiyu walbi iniing arigteeng hooby etiing bulshiwiingty k/g
wayliereeyi ” doory qayliithoo rifowkaa ly jeed.
Nacaskaan masuul wasiir lagu tilmaayo markuu leeyahay min degmo halaga soo bilaawo Kan JUbalan lagu dhisay ma degma laga soo Xitaa dadka kismaayo degan xitaa malala tashan kuwaan dowlada mugdisho wax eey noo haayaan malahan ee aan ka tashano madaxweynaha 6gobal si dhaqsi halagu doorto
cid kaaga baahan majirto aqoonsi tani waxay sawabi kartaa in ay is weydiiyaan dadyowga k/galbeeg maxaan faa’ido kuqabnaa magaca soomaaliya ileyn 70sano in kabadan ayaa magaca soomaali nalagu dulminaayey horta yaa faa’ido ku qaba magaca soomaaliya tani waa su aal lays weydiin doono,teeda kale hada waxaan sanad iyo bar ufadhiney in aan maamul sameysano oo aan kamid ahaan soomaaliya laakiin ma muuqato kamid ahaasho soomaaliya, waxaan lee yahay dadyowga k/galbeed haa raadsadaan gobanimo oo aay uga go ayaan magacaan soomaaliya ee mar walba lagu dhibaateeyo laguma dhaco
as walaalayaay waxaa nalaga rabaa in aan anaga is aqoon sano daba dhilif iyo caada qaate ka ma rabno aqoonsi dadka imaa nayo halaga fiisdado saxiix wax gal ah halaga qaado waan ma caanay haddii aanahay dadka daga koonfor galbeed ee soomaaliya ama daduoowga qoowmiyadda oow DM MARKA AAN dadkeena koonforgalbeed aan is aqoon sano ka dibna cadawga aan iska ilaalino wabil allaahi eowfiiq
waxa wa iska hadal shacabka ayagaa ka tashanaya aayahooda mana doonayan in ay dhegeystaan siyaasada guracan oo ay wadaan dowlad ku sheega muqdisho ka jirta…runtii wa wax lagu heshiiyey in wadanka laga hirgeliyo mamul federal ah dadka taas diidan dastuurkey ku xadgudbeen mana noqon karaan masuuliyin mudan in lala shaqeeyo..
Goodax, wxuu ku shaqeynayaa in uu hormariyo faragelinta Madaxweynaha Hassan Sheikh, u ku xaayo Shirka K/Galbeed Somalia. Siyaasadooda Damu-Jadiid waa ku fashilmeen.
sxb shekadiina waydhamatey hadaad rabto inat dhulka DM bootan adi iyo wixi sanjigalamita ha xabat aya idinka xigta
hadanan dooneynin inaad caruurtada aqoon noqon faraha kalabax Qodax
wa digniin odey
Wasiiraka Arimaha Gudaha, Mr.Goodax, ma oga in odayaasha dhaqanka ayaga sameeyen Barlamaaka. Asagana waxay aheed in uu ku shaqeeyo rabitaankooda.. Nasiib daro, wuxuu ku shaqeeyaa rabitaanka Madaxweynaha Hassan Sheikh Mohamud, oo ku socda siyaasad khaldan. Damu-Jadiid. Goodax, Waa qof aan laheen shaqsiyad, waa iska dabadhilif jago doon ah. Shacab K/Galbeed way ka tashteen kuwaan oo kale.
Goodax iyo madaxweyne hasan waa in ay tixgeliyaan odayaasha hawiye hadalkii eey u soo jeediyeen ee ahaa hawiye iyo majority ga digil iyo mirif waa lagu dulmiyay jubada hoose ee waa in Aad ogolaataa 6gobol hadii diin eey tahay ama soomaalinimo tixgelin alla ka cabsi digil iyo mirifle ayaa in taas ku sifoobay waa hadalkii odayaasha hawiye
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk warkiisa waa mid lagu qoslo k/galbeed anaga leh reer hiiran iyo qurun kale uma taliyaan ee waxaad sameysa waziir isku sheeg aya tahaye meeshaad ku dhalatey tago wax usheeg reer k/galbeed markaan dhimasho ayay ka xigaan waxwelbo dib udhac ah. waxaad kaloo ugaataan ineysan aqoonsi ka rabin dowlada somalia walaa un walaa igad walaa amisom sheekado waxay gaartey anaga leh anaga utalino waxii fikrad kale wato waa iney ku tashadaan dhimasho (GABAY YAR) XUKUN CADAALAD AHEEN WAA MID HUNGOOBI DOONO XIRIIR LA-AAN KU DHICI DOONTEE DOWLADAAN XAARANTA AHI WAXBA NOMA HAYSEE HADAAN NAHAY REER K/GALBEED ANAGA XAQ ULEH DHULKEE HADALKEENI UGA DANBEEYO WAAA HANOOLAATO K/GALBEED IYO HADHACO CADOWGEEDA AAMIIN AAMIIN
Comments are closed.