
Nabadoon Cumar Cali oo ka mid ah Odoyaasha dhaqanka Gobolada Jubbooyinka ,haatana ku sugan Magaalada Kismaayo ayaa wareysi uu siiyey Warbaahinta wadajir ayaa waxuu ku sheegay tan iyo waxii ka dambeeyey Dilkii Ciise Kambooni in dad ka badan ilaa 12 ruux in ay dileen Ciidamada Maamulka,isagoona sheegay qaar ka mid ah dadkaasi in loogu dhacay Guryahooda.
Dadka qaarkii ayaa waxaa loo raadsanayaa heyb Qabiil,iyadoo loogu mar marsiyoonayo waxay ka tirsan yihiin Alshabaab,saasna loo dilayo,ilaa iyo iminkana ma jirto ayuu yiri Maamulka wax ay ka qabteen dilalka ka soconaya Magaalada Kismaayo.
Hadaba su,aasha ugu horeysa ee aan weydiiyey nabadoonka ayaa waxay ahayd waxaad iiga warantaa xaalada Amaan ee magaalada Kismaayo,waxaana uu yiri?
Waxa uu ku jawaabay…Wareysi ku saabsan Xaalada Jubbooyinka
Slmc dulmiga kasocda kismaayo midloo dulqadankara ma,ahan dadka damiirka leh ee kasoo horjeeda haa is aruur sadaano dal iyo dibadba haa laska celiyo.
Comments are closed.