Dhegayso…Nabadoon Xuseen Xasan Naaleeye reer Kismaayo habeen iyo Maalinba waa la dilaa.

1
91

kismaayoNabadoon Xuseen Xasan ayaa warbaahinta u sheegey in magalada ksimaanyo habeen iyo maalin lagu dilo dadka shacabka oo aan waxba galabsan dilkaas oo ey geystaan kooxda uu hogaamiyo gudoomiyaha Raskambooni

Halkan ka dhegayso Waraysiga oo dhameystir..Nabadoon Xuseen Xasan Naaleeye (1)

 

1 COMMENT

  1. asc adeer nabadoonka runbuukasheegay waa in laiska celiyaa axmed madoowe waayo waa nin lasoo dirsaday oona loosoo dirsaday inuu shacabkeena laayo marka reerkismaayo waa iney dagaalamaan ama iska suga intii dowlad goboleedka koonfur galbeed laga dhisaayo

Comments are closed.