Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta.

0
46

astaanta

 

 

 

 

—Banaabax lagu diidan yahay weerarada Shabaab ay u gaysanayaan Madaxda dowlada Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay.
—Golaha Guurtida Koonfur Galbeed Soomaaliya oo soo Saaray Warsaxaafadeed ku socda Dowlada soomaliya
—-Halkee ayuu marayaa Shirkii Maamul u sameynta Gobolada K/Galbeed ee ka soconaya Magaalada Baydhabo
—Odoyaasha Kismaayo oo walaac ka muujiyey Amaan darida ka jirta degmadaasi
—-Maamulka Axmed Madoobe oo lagu eedeeyay inuu Shacabka reer Kismaayo uu gumaadayo.
—Ciidamada Ethopia oo dhaqdhaqaaq Ciidan ka wada Gobolka Gedo iyo Magaalada Baardheere oo laga mamnuucay Mobelada leh Kaamareda
—Cabdiwali gaas oo Adis ababa aaday kadib kolkii looga yeeray.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album