Daawo..Doorashadii shaley ee Madaxweynaha K/G Soomaaliya Madoobe nuunoow Maxamed

4
88

nuunoowiDaawo c0dbixntii shaley ka dhacdey magalada baydhaba

4 COMMENTS

  1. Asc.Aniga waxaan leeyahay HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO Madaxweynaha K/GALBEED EE SOOMAALIYA WXAAN U RAJEEYNAYAA XILKA LOO DHIIBAY KA BIXIDOONO OO SHACABKANNA D/M INAA TAGEERAAN AY GACAN BUUXDA KU SIIYAAN Marka wxaan ku ceelinaya HAMBALYO GARABKIISA ILLAAHa u GARAB GALO -AAmiin- Feysal Ustaad Cismaan Thank’s

  2. mamulka wa fashil maraka ugu horyso sabatoo ah adaxwene ku xigeen ina la siye ahyedbesha biimaal sabatoo ah garakina tagnayeen wana dadka degank ugubadanmarexaanmari lo firiyo 6 gobol lakiin d garab marten lakiin meshaad gartaan anagrano anaga wan tashaneynaxagiina hada ka dib amahawiye an wax ku darsao am adao aragnay cdalaiina sida waxbo nou qur iyonaga sidan adinka fileynay tan wa bilowga dagalka

  3. sulanka walaal bimaal qof isku soo sharay ma lahan madahweyne iyo ku higeen intaba laga yaabe kursi kale in ay raadinayan ee dm ma ilaawsana bimaal mana kala hari karaan ee ha is dhihin wa kala haraan hada dhahdey bimaal aa hawiye wah la qeybsanaayo adi waali aa ku dhawday saan u maleynaayo ee isa soo daweey bimaal keligisa shabelada hoose degaal ma ku galin ee taas ha ilaawin hadana ee shirka si fiican ula soco haday ka runtahay bimaal aa u doodeysid wsc

Comments are closed.