Gudoomiyaha deeganka No.50 ee gobolka Shabellaha hoose C/laahi Cumar Waafow oo la hadlayey Warbaahinta ayaa sheegay xaley kooxo hubeysan ey jidka u galeen baabuurta wadada marta ayagoo halkaas ka geystey in ey dadka ka furtaan wax alaale iyo wixii ey wateen wuxuuse intaas raaciyey in ciidamada dowlada ee deeganka No.50 ay ku raad joogaan gacantana ku soo dhigi doonaan.
Halkan hoose kaga dhegeyso Mobilkaada
Daafeet.Com